faysal-cali-waraabe3.jpgBorama-(Lug)-8:30 Subaxnimo ayuu soo gaadhay magaalada Borama Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe isaga oo ay weheliyaan masuuliyiin sare sare oo ka tirsan xisbigiisa
 waxana uu waftigiisu ku biiray masuuliyiin kale oo xisbigiisa ah oo xalay kaga soo horeysay Borama.

faysal-cali-waraabe2.jpg
             Eng. Faysal Cali Waraabe  (kaydka sawirrada)
prof-mohamed-rashid-sh1.jpg
   Prof. Maxamad Rashiid Sh. Xasan  (kaydka sawirrada)

Waxana lagu wadaa in Musharaxa madaxwaynaha Xisbiga Ucid ee Faysal Cali Wareebe iyo Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid Maxamed Rashiid waxa ay ka qayb gali doonaan munaasibado xaflado iyo shirar.

Wararka kulamada iyo shirarka ay qaataan kala soco Shabakada Lughayanews

Wariye:-
Cabdale Cali Yuusuf
Lughayanews-Borama