Capetown-(Lug)-Kulan balaaran oo habeennimadii xalay lagu soo gaba gabeeyay hoolka baarlamanka ee dalka K/Afrika ayaa looga hadlayay warar ey saxaafada dalkan baahiyeen
Capetown-(Lug)-Kulan balaaran oo habeennimadii xalay lagu soo gaba gabeeyay hoolka baarlamanka ee dalka K/Afrika ayaa looga hadlayay warar ey saxaafada dalkan baahiyeen
Dacwaddan Waxay u Dhaxaysaa Wargeyska Maalmaha iyo Diyaaradda Daallo oo iyadu War uu ka Qoray Kaga Dalbanaysa Magdhaw lagu Qiyaasay Nus Malyuun Dollar!!!!
Dawado Waa gabaabsi, Roobabku Way Sii Socdaan, Dadku Mahelayaan Biyo Nadiif ah Xaaladuna Way sii Murgaysaa”
Boorama-(Lug)-Waxa maanta ilaa shalay magaalada Hargaysa loo daadguraynayaa 82 tahriibayaal Itoobiyaan ah oo 4 ka mid ahi ay yihiin Dumar. Dadkan tahriibayaasha ah ayaa waxa laga qabtay 5tii Subaxnimo ee 11kii
Boorama-(Wasaarada waxbarashada gobolka Awdal ayaa maanta xustay maalinta faraxalka Aduunka oo ku beegan 15 Oktoobar ee sanadkasta, munaasabadan ayaa waxa ay ku soo beegantay waqti ay warar dhiilo lahi
Hargeysa-(Lug)-Sanadahan danbe waa si xowli ah kor ugu soo kacaayey isticmaalka aalada internetka oo la oran karo waxay kaalin mugle kaga jirtaa horumarka buuxa ee laga sameeyey dhinaca isgaadhsiinta
Capetown-(Lug)-Waxaa baryahan ku soo badanaya dilka iyo dhaca magaalada Cape Town iyadoo maalintii shalay lugu dilay hal wiil oo Soomali ah,
Cida ku kacda shirar iyo kulano aanaan ogayn talaabo ayaanu ka qaadi doonaa…..Cheif Caaqil Shide Faahiye.
Arinta la sheegayo waa mid aan suuqa uun ka maqalnay mana ah mid aan raacsanahay…..Chief Caaqil Daahir Gadoode.
“2 bilood kadib ayaan dooranaynaa cida jagooyinkan buuxinaysa….Sul. Faarax Maxmuud Nuur..
Burco-(Lug)-Ciidamada Bileyska magaalada madaxda gobolka Togdheer Burco ayaa shalay gacanta ku dhigay nin gurigiisa laga helay aaladaha loo adeegsado qaraxyada argagixiso,
Boorama-(Lug)-Maayarka magaalada Boorama Md. Cabdiraxmaan Shide Bile ayaa maanta si kulul ugu eedeeyayay beeralayda dagaamada Hoholka, Aashacado iyo Sogsoglay canshuur bixin la’aan,
Boorama-(Lug) Maayarka magaalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bile ayaa maanta dhagax dhigay MCH cusub oo laga dhisi doono degaanka Holholka oo 6 km dhinaca galbeed kaga began magaalada Boorama.
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in aanu Madaxweyne Rayaale xaq u lahayn
Sana’a-(Lug)-Pakistani police say a suicide bomber has killed 41 people, including six security personnel, in the Shangla district, near the troubled Swat Valley. Authorities say 45 people were wounded in the attack.
Boorama-(Lug)-Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen hoteelka Rays salaadiinta iyo waxgaradka beesha Faarax Yoonis ayaa lagu shaaciyay natiijooyinkii ka soo baxay
Shir deg deg ah oo aay maanta galinkii danbe ay isugu yimaadeen xubnaha gudida fulinta ee xisbiga cadalada iyo daryeelka UCID
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay inaanu jirin wax qoraal ah oo Madaxweynuhu ku soo celiyey xubnahoodii Komishanka Doorashooyinka ay u magacaabeen,
Taliyaha Ciidanka Asluubta Jamhuuriyada Somaliland Gen. Cabdi Sul. Guray Nuur oo ku hadlayay magaca qoyska iyo helaha reer Sul. Guray Nuur Alle-ha-u naxariistee,
Hargeisa-(Lug)-Afhayeenka xukuumada ahna Wasiirka Warfaafinta Mudane Axmed X. Daahir, ayaa maanta soo saaray war saxaafadeed ku saabsan soo bixitaanka kooxo cusub oo ku shaqaysta farsamooyin lamida tii Jiif oo Jaq.
Borama-(Lug) -Alle ha uy naxariistee Sul. Maxamad Nuur Geelle (Gurey) oo shaley ku geeriyoodey Borama ayaa saaka 10:00 kii subaxnimo si heer qaran ah loo xabaaley, laguna aasey galbeedka isla magaalada Borama.
Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Kuxigeenkiisa Prof Maxamed Rashiid Sh. Xasan
Shirgudoon Ahaan Waanu Isku Raacsanahay Magacaabista Xubnaha Komishanka Cusub, Madaxweynaha Iyo Axsaabta Mucaaridkana Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Soo Xulaan Xubno Tayo Leh” Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan
Borama-(Lug)-Allaha u naxariistee waxa goordhawayd ku geeriyooday magaalada Borama Suldaan Muxumed Nuur Geele oo ay da’adiisu dhanayd 110 sano jir,
Borama-(Lug)-8:30 Subaxnimo ayuu soo gaadhay magaalada Borama Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe isaga oo ay weheliyaan masuuliyiin sare sare oo ka tirsan xisbigiisa