Tan iyo intii albaabada loo furay Dugsiga sare ee Boon taariikhdu markay ahayd (01 – 09 – 2008) , waxaa kamuuqday Boon isbedel yididiilooyin badan xanbaarsan oo dhinacyo badan taabanaya
Tan iyo intii albaabada loo furay Dugsiga sare ee Boon taariikhdu markay ahayd (01 – 09 – 2008) , waxaa kamuuqday Boon isbedel yididiilooyin badan xanbaarsan oo dhinacyo badan taabanaya
Johannesburg-(Lug)-waxaa saaka isugu soo baxay Kumanyaal qof oo Muslimiin ah magalooyin waa weyn ee dalka Koonfurta Afrika salaadii ciidul Odxa iyadoo ay dadku ay ku tukanayeen meelaha u dhow.
Cape Town-(Lug)-South Africa - Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Africa ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano SOJASA, ayaa si weyn ugu riyaaqay Abaal-marinta ugu qaalisan Saxaafadda caalamka ee markii ugu horeysay la gudoonsiiyey Saxafi Soomaaliyeed.
Iyadoo lagu gudo jiro gudashada waajibaadka xajka oo ka mid ah tiirarka waawayn ee diinta islaamka ah ayaa waxa sannadkan soo gaadhay dhulka barakaysan ee xijaas ee boqortooyada Sucuudiga inkabadan laba milyan oo xaaji oo kala sheegta illaa 73 jinsiyadood oo Caalamka ah
Muqdisho-(lug)-Warar ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya in xalay la siidaayay laba Weriye, kuwaasi oo muddo 15 bilood ah ay haysteen Kooxo Soomaali ah,
Minnesota-(lug)- Cabdi Mohamed Askar oo waday gaari Taxi ah Shirkada Blue And White oo ka shaqeeya Magaalada Minneapolis ee Gobol kan Minnesota ayaa qof u qaaday Gobalka Wisconsin Magaalada Baldwin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta uu xilkii ka qaaday Agaasimihii hore Wasaarada Dalxiiska Hidaha iyo Dhaqanka Mudane Xasan Ismaaciil Xassan, isla markaana waxa uu u magacaabay Agaasime cusub.
Hargeysa-(Lug)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa shalay u socdaalay caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Xubnaha Komishanka oo ka hor intii aanay dalka ka dhoofin warbaahinta la hadlay,
Dhamaan jaaliyada reer Awdal iyo waliba jaaliyada Somaliland ee wadanka south Africa waxay tacsi u diraynaa qoyskii uu ka baxay( Marxuun Qaasin Sh. Yusuf Ibraahim ) waxaan ilaahey uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna sabirka iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin aaamiin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maant qariga madaxtooyadda ku qaabilay wafti ka socda laanta Qaramada Midoobay
Suuriya-(lug)-Waxaa arin mucjiso leh ay ka dhacaday isbitaal ku yaala dalka suuriya ka dib markii uu ku dhashay canug afar lugood leh cisbitaal ka magaalada Xalib
Hargeysa(lug):- Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay maanta duhurnimada u kicitimayaan Magaalo madaxda dalka
Borama-(lug)-Wasiirkii macdanta iyo biyaha ee Somaliland Qaasim Shiikh Yusuf ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Maka
Hargeysa(lug):-Guddoomiye Ku-xigeenka xafiiska hay’ada wadaniga ah ee HAVOYOCO ee dalka Ethiopia Maxamed Cilmi Aadan [Ilkacase] ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu gebi ahaanba joojiyey hawlihii samo-falka ahaa ee uu muddooyinkii danbe ka shaqeynayey,
Borama-(lug)-Kala Iibsiga xubnaha jidhka bini’aadamka ayaa dunida wuxuu ka marayaa meeshii ugu sareysay iyadoo xubnaha kuwooda ugu qaalisan ay iminka noqdeen Kelyaha
Hooyo Shukri Faarax
Xabiiba Xasan Hufane
Idil Xasan Hufane
Maan Xasan Hufane
Hooyo Xaawa Yuufus
Saylac (Lug) Saaka subaxnimo ayaa sii heer qaran ah loo aasay guddoomiyihii gobolka Selel, alle ha u naxariistee Cawaale Ismaaciil Xasan oo labo maalmood ka hor ku geeriyoodey waddanka Djibouti
Rome (lug)–madaxweynaha dalka Libiya Kornayl Qadafi, ayaa ku hawlan qorshe cajiib ah oo uu ku rabo inuu ku muslimiyo in ka badan lix boqol (600) oo ka mid ah
Hargeysa (lug)- Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Cismaan Jibriil Xagar, ayaa sheegay inay jiraan Doonyo si tuugo ah uga kalluumaysta Badaha Somaliland,
Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya ee ka qowlaysanaaya xeebaha Soomaaliya iyo gacanka cadmeed ayaa maanta waxaa ay qafaasheen markab laga leeyahay wadanka kuuriyada waqooyi
Cusbitaalka Manhal Iyo Tababar Ku Saabsan Ultrasoundka Oo Kulmiyey Dhakhaatiir Iyo Ardayda Caafimaadka Gobollada Somaliland Waxaa markii ugu horraysay Somaliland lagu qabtay Tababar la xidhiidha Mishiinka lagu baadho Uurku jirta (Ultrasound-ka) oo uu bixiyey mid ka mida tobanka nin ee dunida ugu sarreeya Ultrasound,
Madrid -(lug)-Garsoorka sare ee wadanka Spain ayaa maanta waxa uu qaadayaa dacwada 2-nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay falal burcad badeednimo oo dhawaan Ciidamada Badda wadanka Spain ay ka qabteen gudaha badwaynta Hindiya.
Borama-(Lug)-Munaasibad lagu soobandhigayay Agabka Hidaha iyo Dhaqanka oo lagu soo bandhigay Dugsiga sare Ee Al-aqsaayaa saaka lagu qabtay isla dugsiga sare ee Al-aqsa ee magaalada Boorama
Madxweynaha JSL mudane Daahir Rayaale Kaahin isagoo ka duulaya qodobka 90aad farqadiisa labaad ee dastuurka JSL , Isla markaana tixgalinaaya ahmiyada weyn ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiintu u leedahay dhismaha dalka iyo Qarankaba