Borama-(lug)-Wasiirkii macdanta iyo biyaha ee Somaliland Qaasim Shiikh Yusuf ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Maka ee waddanka Sacuudi carabiya.

sada uu xaqiijiyey Agaasimaha Warfaafinta Wasiirka ayaa la sheegay in xannuun deg deg ah ku soo booday, oo isbitaalka loola cararay, kadi uu halkaasi ku geeriyooday.