Capetown-(Lug)-Shirkan oo ay iskugu yimaadeen dhamaan jaaliyada somaliland oo gobalkan western Cape ayaa waxaa looga hadlayay qaabkii maamul mideysan ay u sameysan lahaayeen jaaliyadaaasi
Capetown-(Lug)-Shirkan oo ay iskugu yimaadeen dhamaan jaaliyada somaliland oo gobalkan western Cape ayaa waxaa looga hadlayay qaabkii maamul mideysan ay u sameysan lahaayeen jaaliyadaaasi
Borama-(Lug)-Mudo laba maalmood ka hor ayaa wacyi galin ku wajahan dhinaca dhibaatada tahriibta loo qabtay ardayda dugsiyada sare ee Aadan Isaaq iyo Alnuur. Barnaamijkan wacyi galinta oo ay wadaan gudoonka waxbarashada gobolka Awdal iyo ururka xaqsoor
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka cusub Eng. Ciise Yuusuf Xamari ayaa ka gaabsaday inuu si rasmiya u cadeeyo goorta ay bilaabmayso kala shaandhaynta natiijadii diiwaangelinta codbixiyayaasha reer Somaliland
Sida laga wada warqabo khaladkii ay sameeyeen talaabadii u horaysay ee ay qadeen gudidii hore ee komishanka Qaranku wuxuu ahaa igoo markiiba u dhexmilmay maamulka xukuumada madax wayne rayaale,
Borama-(Lug)-Culimaa`u diin, oday dhaqameedyo iyo maamulka machadka barashada culuunta Islaamka iyo Carabiga ee Zaylac ayaa maanta ku qabtey huteelka Harawa
Hargeysa-(Lug)-Markabkii ugu dheeraa abid ee soo gaadha dekada Berbera ayaa la sheegay inuu shalay ku soo xidhay dekadaasi, kaas oo dhererkiisu yahay 230 mitir oo ah markabkii ugu dheeraa ee ku soo xidha dekada Berbera.
Labada Guddoomiye Ayaa Si Wada Jir Ah U Wada Saxeexay, Safarka Guddoomiyuhuna Waa Mid Gaar Ah” Ku Simaha Guddoomiyaha Wakiilada, Md.C/Casiis Samaale
Hargeysa-(Lug)-“Hawsha na saaran ee waajibaadka qaranka aanu u hayno waanu gudanaynaa dhib kastoo naga soo gaadha, komishankii Hore in masuuliyaddi saaran tahay maad moodayn,
Aabo Cabdiraxmaan Muumin Obsiiye
Mustafe Cabdiraxmaan Muun
Ayaanle Cabdiraxmaan Muumin
Hargeysa-(Lug)-Guddida cusub ee Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugala wareegay Guddidii hore ee Komishanka Doorashooyinka ee Dhawaanta la kala diray,
Sanca-(Lug)-Waxa maalmahan dib u furmay sannad dugsiyeedkii 2009/2010 ee Dugsiyad Hoose ee dalka Yemen kadib markii dib u dhac ku yimid waqtigii ay gali lahaayeen ee caadiga ahayd oo ahayd 15/09/09
Hargeysa-(Lug)-Murrashaxa jagada Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Eng. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka Qaranka
Borama-(Lug)-Tababaro kor looggu qaadaayo aqoonta iyo garaadka caruurta yar yare ee dhigata Schoolada H/dhexe qaarkood ayaa tobabar looga hadlaayo sida khilaafyada caruurta dhex marta loo xalin lahaa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha ee Somaliland, ka dib markii uu Geeriyooday Agaasimihii Guud ee Hore, Marxuum Axmed Hurrre Jaamac.
Hargeisa-(Lug)-Komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shir ay ku yeesheen xarunta komishanka ee MagaaladdaHargeisa waxay ku doorteen Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen. Waxaa gudoomiye Loo doortay
Labadii Hodmee
Hoy Wada galee
Hoodalee Noqdoo
Hooyoo Hooyoo
Hibo iyo Ducaba
Naga Hooya hee
Hambalyooooo
Hargeysa-(Lug)-Alle ha u naxariistee waxa saaka qarax qorshaysan oo kala dambeeyay lagu dilay Taliyihii Qeybta 12-aad ee Ciidanka Qaranka Marxuum- Cismaan Yuusuf Nuur isagoo ku gudo jiray kormeer shaqo oo uu ku marayay Magaalada Laas-caanood
Hargeysa-(Lug)-Kenadiid Maxamed Khaawi oo ka mid ah qurbajooga gobolka Sool oo ka tirsan xisbiga UDUB ayaa sheegay in xisbiga UDUB ay kooxyari xidhatay, kuna baaqay in urur siyaasadeed ku salaysan gobolada Sool, Buhoodle iyo Bariga Sanaag ay ka samayn doonaan.