Wasaarada Ganacsiga ayaa Bixisay Liisamada, Waxana Suuqii Ganacsiga Milixda iyo Noloshaba Ka sii Baxaya 600 Qoys oo…….. Md. Maayarka Saylac
Wasaarada Ganacsiga ayaa Bixisay Liisamada, Waxana Suuqii Ganacsiga Milixda iyo Noloshaba Ka sii Baxaya 600 Qoys oo…….. Md. Maayarka Saylac
Soomaalidaa tidhaa waagii beryaaba waayo leh, jimcihii aan soo dhaafnay ayaa reer Somaliland iyo guud ahaanba caalamka islaanka waxa u bilowday sannadka cusub e Hijriyada ,jimcaha soo socdana la filayo inuu guud ahaanba dunida u bilowda sannadka cusub ee masiixiyada iyadoo haatan ay dhammaan dalalka haysta diinta masiixigu ku jiraan ciidoodii ama fasaxyadoodii.
Waa inaan sharciga si arxandarro ah loogu adeegsan dadka soo barakacay , haweenka iyo kuwa laga tirada badan yahay” Amiin Sh.Siciid kulliyadda shareecada iyo qaanuunka Jaamacadda Cammuud.
Borama-(Lug)-Nin kastoo siyaasi ah una fiirsdada dhaqanada kala duwan ee leeyihiin masuulyiinta dawladda Rayaale gaar ahaan golaha wasiirada iyo masuulyiinta xisbiga UDUB ee hore uga tirsanaa dawladda ama xisbigaasi kuna jiray sannadaha badan iyo kuwa cusub ee sheegtaa inay ka baxeen xisbiyada mucaaradka ah .
Hargaysa-(Lug)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay safar marti qaada ugu kicitimay dalalka Itoobiya iyo Maraykanka,
Borama-(Lug)-Bandhiga buugaagtan waxa ka qayb galay gudoomiyaha waxbarashada gobolka Awdal, Salaadiinta gobolka qaarkood iyo Maamulka shirkada Telesom Borama, xubno ka socda caafimaadka gobolka iyo dadwayne kale oo danaynayay buugaagtaasi la soo bandhigay.
Borama-(Lug)Wafti uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka baarlamaaanka Kenya oo socdaalka Boorama ay ku wehelinayeen Wasiirka Maaliyada, safiirka Wareega iyo saraakiil ka tirsan xukuumada Somaliland
Borama-(Lug)-Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin oo ay la socdaan masuuliyiin heer qarana ayaa soo gaadhay magaalada Borama, waxa kale oo ku waheliya safarkan wasiirka m aaliyada ee s/land.
Borama (Lug) waxaa la filayaa inuu goor dhaw so gaadho magaaadan Borama ee xarunta Gobolka Awdal, wafdigii ka socday Barlamanka Kenya ee maalmahanba ku sugnaa Somali Land
Hanbalyo-(Lug)-Dhmmaan shakhasiyaadka ay magacdoodu hoos ku qorantahay ayaa waxa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan mudane Maxamuud Abshir Muuse iyo Marwo Xaawa Xuseen Xaashi Dharaar oo uu meherkoodu shalay 24 Dec. ka dhacay huteelka Rays ee Borama,
Hargeysa (Lug)-Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Eng. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka soo laabtay socdaal uu muddo ugu maqnaa dalka Itoobiya oo ahaa socdaal gaar ah.Eng. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),
Hooyo Xaawa Yuusuf Xergeeye
Aabo Maxamed Xasan Sh. Cumar
Xasan Maxamed Xasan
Hoodo Maxamed Xasan
Borama-(Lug)-Xaaladda siyaasadeed ee dalal badan oo dunida ka tirsan ayaa inta badan laga arkaa hadba jihada siyaasadeed ee dalwadahaasi kula macaamilaan dadweynaha hoos yimaadda xukunkeeda.
“Waxa ay Naga Xanibeen Doonyihii…. Waxana uu Maamulka Saylac noo Sheegay in Amarku uu Yahay Mid Ka Yimid Madaxtooyada…. Sul. Baade
Doha-(Lug) Daahir Cumar Abtidoon waa muwaadin u dhashey gobolka Selel ee woqooyiga Somali Land, haseyeeshee deggan magaalada Doxa ee xarunta dalka Qadar, Daahir wakhti haatan laga joogo qiyaastii labo wiig ayuu booqdey dalkiiisii hooyo
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya Magaalada Saylac ee G/Selel ayaa sheegaya in masuulyiinta Gobolkaasi halkaasi kasoo saareen kudhawaad 10 ka mid ah hoggasmiye dhaqameedyada Gobolka Awdal oo doonayey inay soo eegaan xaaladda jasiiraddaha Saacaddiin iyo Ceebaad.
Borama-(Lug)-Mid ka mid ah ganacsatada caanka ah ee reer Boorama ayaa sheegay inaanay jirin haba yaraatee dhul uu ka iibsaday jasiiradda Saacadiin ee degaanka Saylac .isla markaana aanay jirin cid ay ku muransan yihiin dhul uu ku leeyahay jasiiraddaasi.
Saylac (Lug) Salaadiinta beelaha galbeedka Somali Land oo labadii maalmood ee u danbeeyey ku sugnaa magaalada Saylac, ujeedadooduna ahayd iney ka warhelaan gaziiradaha Sacad Diin iyo Ceebeead oo la sheegey in muwaadin reer Djibouti ah laga iibiyey,
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu caawa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada wefdi balaadhan oo ka socda Golaha Baarlamaanka ee dalka Kenya.
Dunidan aan ku noolnahay waxa maalin kastaba ka dhacaya isbeddel oo ku saabsan xagga dhulka, xagga dadka, xagga dawladaha iyo dhinaca nolosha bani aadamkaba .Waxa maalin kasta dunida daafaheeda laga soo sheegayaa boqolaal hadiiba aanay ahayn kumanyaal dhacdo
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya xeebaha galbeedka Somaliland ayaa sheegeya in khilaaf xoog lihi ka dhex taagan yahay maamulayaasha dawladda Rayaale u magaacaabay gobolka lagu magacaabo Selel iyo ku dhawaad 11 xubnood oo isugu jira salaadiin
Hargeysa-(Lug)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, oo shalay kasoo laabtay safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen caasimada dalka kenya ee nayrobi ayaa shaaca ka qaaday in ay deeq-bixiyeyaasha Caalamiga ah ka soo gaadhay qayb ka mid ah kharashaadkii
Imika Waxan U Egahay Nin Ka Soo Baxay Qabri Oo Dunida Mar Kale Ku Soo Noqday, Waxay Igu Qaadaneysaa Wakhti Inta Aan Go’aan Ka Gaadhayo Waxaan Qabanayo Laakiin Waxan Doonayaa In Aan U Noolaado Si Dabiici Ah” Maxamed Sulleymaan Barre.
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga Ucid ayaa maanta soo saaray Saddex warsaxaafadeed oo uu ku magacaabayo Xilal cusub oo kala ah Gudoomiyaha Laanta Bariga London ee Cariga Ingiriiska,