tacsi1.jpgDhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxay tacsi udirayaan qoyskii, eheladii, qaraabadi  ay kageeryootay allaha Unaxariistee Marxuumad Maryan Xasan Xasan Liibaan oo loo yaqaany Maryan Lughaya oo dhawaan ku geeryootay magaalada Boorama
 allaha unaxaiirto intay ay ka tagtayna samir iyo imaan llaha kasiiyo amiin
 
Aabo Yuusf Caddaawe Nuur
Hooyo Xaawa Buraale Kooshin
Xasan Yuusuf Caddaawe Iyo Xaaskiisa
Cali Yuusuf Caddaawe
Cilmi Yuusuf Caddaawe Iyo Xaaskiisa
Mako Yusuf Caddaawe Iyo Carruuteeda
Maryan Yusuf Caddaawe Iyo Carruuteeda
Iyo Dhammaanba Qoyska Reer Yuusuf Caddaawe Meel Kastoo Ay Joogaan Waxa Kale Oo Tacsidan Diraya
Cumar Cali Cumar
Maxamed Jaawi Nuur
Sacaada Jaawi Nuur
iyo Bahda Lughaya News  meel kastoo ay joogaanba waxay tacsu dirayaan  Marxuumad Maryan Xasan Liibaan oo ku geeryootay Boorama