Aabo Cali Cisman Dhabar
Hooyo Aamina Sh.Jaamac Ragae
C/Salam Cali Cisman Iyo Xaaskisa
Jamaal Cali Cisman Iyo Xaskisa
Siciid Cali Cisman Iyo Xaaskisa
C/Wahab Cali Cisman Iyo Xaaskisa
Zakariye Cali Cisman Iyo Xaaskisa
C/Shakur Cali Cisman Iyo Xaaskisa
Kayse Cali Cismaan Iyo Xaaskia
Xasan Cali Cismaan
Mustafe Cali Cismaan
Fuaad Idiris Cabdi (Mooge)
Siciid Cali Geele (Suri)
Jaamac Maxamuud Nuur (Xaaji Jamac)
C/Kariim Muxumed
Xuseen Cabdi Aadan (Xagayo-Gaanbiyan)
Xasan Cabdi (Liyo)
Yaasiin Cabdi (Baaqiile
Fadxiya Wayrax
Cismaan Mooge Cismaan
waxaay dhamaan dadkaasi hanblyo u iyo bogaadin u dirayaan
Boqorka : Xasan Abubakar Xasan
Iyo
Boqorada: Nimco Cali Cismaan
oo meherkoodu ka dhacay dalka Sweden gaar ahan magalada Borlänge 28-11-09 axayna leeyihin
Labadi is weheshada
isku wara abidkood
Awlaad baariyo wacan,
waalidkood addeecoo
Wadankana difaacoo
Waynuhu waxuu yidhi
aan ka weecan waligood.
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Meher: Boqorka Xasan Abubakar Xasan Iyo Boqorada Nimco Cali Cismaan "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback