ucid.jpgHargeysa-(Lug)-Xisbiga Ucid ayaa maanta soo saaray Saddex warsaxaafadeed oo uu ku magacaabayo Xilal cusub oo kala ah Gudoomiyaha  Laanta Bariga London ee Cariga Ingiriiska,
Xoghayha Arrimaha Gudaha, Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka iyo Xoghayha Siyaasada iyo Hirgalinta barnaamijyada, warsaxaafadeedyadii oo dhamiga waxa ay qornaayeen sidan hoos ku xusan.

 

Ku: Mustafe Ismaaciil Axmed                                                                 Londan
Og: Gudoomiyaha UK                                                                            Londan
Og :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID                                                   Hargeysa
Og :Guddida Fulinta Xisbiga UCID                                                       Hargeysa

Ujeeddo: Magacaabis Xil

 Waxa lala socodsiinayaa dhamaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2009 Md Mustafe Ismaaciil Axmed oo magacaabay in uu noqdo Gudoomiyha Laanta London ee Caria Ingeriska

Sidaa darteed waxaa la farayaa cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan Md Mustafe Ismaaciil Axmed hawlihiisa shaqo.

 

Allaa    Mahad      Leh

 

Md, Aadan Maxamed Mire Waqaf
Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga UCID

________________________________________________________________
 

Ku: Maxamed Ibraahin Aadan                                                                         Londan
Og :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID                                                          Hargeysa
Og :Guddida Fulinta Xisbiga UCID                                                               Hargeysa

Ujeeddo: Magacaabis Xil
 

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2009 Md Maxamed Ibraahin Aadan oo magacaabay in uu noqdo Xoghayha Arrimaha Gudaha, Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka ee Xisbiga UCID

 Sidaa darteed waxaa la farayaa cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan Md Maxamed Ibraahin Adan hawlihiisa shaqo.

 

 Alla Mahad Leh

Md, Aadan Maxamed Mire Waqaf
Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga UCID

_________________________________________________________________
 

Ku: Mustafe C/laahi Aadan                                                                              Londan
Og :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID                                                           Hargeysa
Og :Guddida Fulinta Xisbiga UCID                                                               Hargeysa

Ujeeddo: Magacaabis Xil

 Waxa lala socodsiinayaa dhamaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2009 Md Mustafe Cabdilaahi Aadan oo magacaabay in uu noqdo Xoghayha Siyaasada iyo Hirgalinta barnaamijyada ee Xisbiga UCID  

 Sidaa darteed waxaa la farayaa cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan Md Mustafe C/laahi Adan hawlihiisa shaqo.

 

 Alla Mahad Leh

Md, Aadan Maxamed Mire Waqaf
Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga UCID