Borama-(Lug)-26 dhalinyaro ah oo ka howlgali doona tiro koobka xoolaha ee dhawaan ka bilaabmi doona Borama ayaa maanta Tabobar Afar maalmood qaadanaya looga furay Kuliyada Beeraha ee Jaamacada Camuud.
Borama-(Lug)-26 dhalinyaro ah oo ka howlgali doona tiro koobka xoolaha ee dhawaan ka bilaabmi doona Borama ayaa maanta Tabobar Afar maalmood qaadanaya looga furay Kuliyada Beeraha ee Jaamacada Camuud.
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya magaalo madaxda G/selel ee Saylac ayaa sheegeyaa in raxan ka mid ah salaadiinta reer Awdal ay xalay gaadheen xeebaha galbeed ee Somaliland gaar ahaanna magalaada Saylac.
Gaadhi Iska-rogo nooca dhagaxa iyo niiska ka ganacsata ah ayaa ku qalibantay agagaarka Isha-cobasha ee duleedka magaalada Boorama ilaa hada khasaaraha shilkani gaystay ayaa ah 4 qof oo ka dhaawacmay jajab gacmaha iyo ilkaha ah
boqor Cismaan Barkhad Xirsi ( boqor buurcad) iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa,Yuusuf Adan Abtidoon (Duse) iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Jasiiradihii Sacadiin iyo Ceebaad Shaqsiyaad ayaa Lagu wareejiyay, Shaqaalaha Saylac ka hawl-gala waxa laga soo Qoraa Hargaysa, Lacagtii Kabka Ahaydna Mudo 10 bilood ah Ma helin dagaankaasi………” Xil. Abiibakar Good.
Geerisa-(Lug)-Habeenimadii xalay ayay ahayd markii ciidamada Qaranka ee Xeebahu ay gacanta ku dhigeen 11 budhcad-badeed Soomaali ah oo laga qabtay xeebaha degaanka degmada Lughaya meel 1km dhinaca Waqooyi kaga beegan xarunta degmadaasi.
Lughaya-(Lug) waxa dhawaan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Lughaya, Odayaal Cuqaal Ganacsato iyo dhalinyaro reer Lughayaad ah, dadkan ayaa waxa ay shirkoodaas jaraa’d kaga jawaabayeen hadal dhawaan lagu daabacay Shabakada wararka ee Lughayanews
Karuure-(Lug)-Deegaanada xeebata Saylac ayaa aad looga dareemayaa qabanqaabada caleemasaarka ugaaska beeshaasi . dhawaan ayaa waxa Shabakada wararka ee Lughayanews oo kormeer hawleed ku maraysa degaankaasi
Dhamaan Bahda Shabakada Lughayanews
Wariye Abokor xasan Caafi
Suladaan Mahdi Aadan Riiraash( Guray)
Borama-(Lug)-Maayarka magaalada Lughaya Baxsane Siciid Aye oo khadka telephoneka kula soo xidhiidhay Shabakada warar ka ee Lughayanews ayaa u xaqiijiyey in ciidanka qaranka ee xeebuhu ay gacanta ku dhigeen xalay 9:00 fiidnimo 13 nin oo budhcad badeed ah
Borama-(Lug)- Ku dhawaad Labaataneeyo dhalinyar ah oo loo soo qabqabtay inay rabasho ka wadeen gudaha magaalada Borama ayaa lo taxabay xabsiga magaalada Boorama
Garbo-Dadar (lug)-Wararka ka imanaya magaalada Garbodadar ee xarunta degmada Garbo-Dadar ayaa sheegayay in halkaasi shalay laga hirgeliyey isgaadhsiinta telefoonnada gacanta
Boorama-(Lug)-Mid ka mid ah muwaadiniinra reer Boorama ayaa taliska ciidanka Booliska G/Awdal ku tilmaamay kuwa an ehel u ahayn nabadgelyada iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta ay masuulka ka yihiin,
Boorama-(Gabi ahaanba masaajida magaalada Boorama aya caawa u badnaa kuwo si wayn looga soo dhawaynayo sanadka cusub ee Islaamka 1431H ee Hijriyada,
Boorama-(Lug)-Maayarka magalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bile ayaa manta xadhiga ka jaray kalafadhigii 16aad ee golaha sare ee dalada dhalinyarada
Borama-(Lug)-Badhasaabka cusub ee G/selel Maxamed Muuse Bucul ayaa shalay la wareegay xilkii gobolkaasi isagoo xilkaasi ka dhaxlay Marxuum Cawaale Xasan oo gobolkaasi badhasaab ka ahaa ilaa markii uu madaxweyne Rayaale gobolkaasi ka jaray gobolka Awdal.
Borama-(Lug)-Qaybo ka mid ah dadweynaha G/Awdal ayaa soo dhaweeyey magacaabista Cismaan Sh. Cabdi loo magacaabay inuu buuxiyo xilkii wasaaradda macdanta iyo biyha ee uu ka tegey Marxuum Qaasim Sh.Yuusuf oo dhaweaanta ku geeriyoodaya dalka sucuudiga .
Borama-(Lug)-Wafdi isugu jira masuulyiin ka kala tirsan qaar ka mid ah hay’adaha Somaliland siiya deeqaha mashaariicda horumarinta iyo wasaaradaha hawlaha Guud ayaa maanta markii ugu horreysay booqasho hawleed oo ku saabsan dabagalka mashaarricda horumarinta degdegga ah ee loo yaqaan JPLG Boorama ku yimid.
Iyada oo baab`asan ayaan qabtey hoggaanka degmada imikana waad aragtaan halkaan gaadhsiiyey,, guddoomiyaha degmada Lughaya Baxsane.
Lughaya (Lug) -Kulan ballaadhan oo si weyn loo soo agaasimey ayaa lagu qabtay xarunta dawladda hoose ee magaalada Lughaya, waxaana kulankaasi lagu eegayay horumarka ku soo kordhey degmadaasi Lughaya tan iyo intii laga hirgeliyey kastamka cashuuraha.
Shirar Anaga Gudahayaga Noo Socdaa Way Jiraan, Go’aan Rasmiya Oo Aanu Qaadanayna Ma Jiro, Kamana Sii Hor Dhici Karo Go’aanka Isbadal Doonka” Md.Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal)
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah dhallinyarada reer Awdal ayaa dhallinyarada reer Somaliland ee gobolada kale ee dalka ka codsaday inay qaybsadaan dhibaatooyinka ka haysta, kana wada xidhiidhaan sidii ay xukuumadda Rayaale ugu soo jeedin lahaayeen arrimaha dhallinyarada,
Borama-(Lug)-Saaka subaxdii ayaa lagu soodhaweeyay raxan dhalinyaro ah oo kasocotay magaalada jigjiga ee ismaamulka soomlida ee wadanka Ethiopia
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya degaanka Harawo ee galbeedka Boorama kana tirsan kililka shanaad ee dawladda ismaamulka soomaalida Itoobiya ayaa waxay sheegeyaan wararkaas in jawi colaadeed kaddib toogasho dad ku dhinteen oo dhulkaasi ka dhacday toddobaadkii hore
Boorama-(Lug)-Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegeya in qaar ka mid ah dhdllinyarada degaanka Boorama ay tan iyo toddobaadkii ina soo dhaafayba ku hawllanyihiin olole siyaasadeed oo ka dhan ah xisbiga UDUB oo ay ka tirsanayeen, kuna soo dhawaynayaan xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye si ay ugu biiraaan xisbigaasi.