Waxay aheyd subax isniineed 30kii january 1984 .Xilligu waa jiilaal, dhulka oogadiisa oo dhan waxaa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee magaalada ku xeeran .Dadku nabad ayey ku waabariisteen
Waxay aheyd subax isniineed 30kii january 1984 .Xilligu waa jiilaal, dhulka oogadiisa oo dhan waxaa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee magaalada ku xeeran .Dadku nabad ayey ku waabariisteen
Somaliland ayaa waxa mar kale miisaankooda saaran komishanka Cusub ee qaabilsan doorashooyin aan la ogeyn wakhti ay dhici doonaan balse ah rajada keliya ee Somaliland
Boorama-(Lug)-xisbiyada mucaaradka ah ee G/Awdal ayaa markii u horreysay si wadajir ah u dhaliilay tallabooyinka xukuumaddu ku wiiqayso heshiiskii u yaallay xisbiyada qaranka iyo dawladda,
Borama-(Lug)-Wasiirka wershedaha Somaliland Axmed Cali Ubaxle ayaa maanta Boorama ka furay wershed cusub oo lagu samayn doono alaabta loo isticmaalo nadaafadda guud ee dadka iyo qalabka guryaha Xaflad lagu furayey wersheddan cusub looguna magacdaray “Aloe east African Factory”
Borama (lug)- Guddoomiyihii hore ee degmada Lughaya Maxamad Jaamac Diiriye ayaa sheegey in ay degmadaasi ka taaganyihiin abaaro dabo dheeraadey Oo muddo dhowr bilood ahba faro baas ku hayay xoolaha deegaannadaasi
Boorama-(Lug)- Magaalada Boorama ayaa qiimaha koobka shaaha ahi kor u dhaafay kunshilin oo soomaaliland ,iyadoo dhinaca kalena gabdadda sonkorta ah ee 50ka kiiloo ahi dhaaftay 45 doolar
Maalin kasta oo ilaahay keenoba waxaa magaalada Hargeisa ee caasimada u ah Jamhuuriyada Somaliland ka soo baxa jaraa’ido madax-banaan oo kala duwan, inta badana laga akhristo goobaha MIJILISYADA/MAFRASHYADA
Borama-(Lug)-Kulankani oo qaatay mudo laba maalmood ah ayaa saaka lagu soo gagabeeyay xarunta dhalinyarada ee says ee magaalada Boorama kulankaasi oo ay soo agaasimeen isla ururka dhalinta ee says kaasi oo ay ugu tala galeen
Laascaanood-(Lug)-Hal qof ayaa ku dhintay afar qof oo kale oo uu ku jiro Badhasaabka Gobolka Sool Md. Faarax Askar-na way ku dhaawacmeen ka dib markii qarax lala beegsaday Gaadhigii Badhasaabka oo hortaagnaa Gurigiisa Magaalada Laascaanood.
Boorama-(Lug)- kumaankum xabbadood oo kiniin kala duwan ah,iyo dawooyinka la cabbo oo wakhtigoodu dhacay laguna daadiyey goobo kala duwan magaalada Boorama
waxaanu tacsi u diraynaa qoskii iyo qaraabadii uu ka baxay
marxuun idiris maxamuud muuse oo ku geeriyooday magaalda Boorama
Boorama-(Lug)-Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen xildhibaano ka tirsan golaha degaanka ee dagmada Boorama ayaa lagaga dhawaaqay in dagmadu ay ku jirto xaalad abaareed oo aad u khatar badan, waxana ay halkaasi baaqyo kala duwan uga soo jeediyeen hayadaha gargaarka.
Indhaha Kamaradaha Fogaanta Dheer ee Shabakadu Way Ka Argagaxeen Xaqiiqda Jirta Inay Soo wada Koobaan”.
Boorama-(lug)-Maamulaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Isaaq ee magaalada Boorama ayaa ka dayriyay xaalada garoonka oo ay baryahan dambe
Borama-(Lug)-Wax lala yaabo maaha dalka kasta ama dawlad kasta oo caalamka ka jirta oo ay bataan goldaloolooyinkeedu, dhaliilahooda, wax qabad la;aanateedu iyo cadaawadda ay u hayso shacbiga ku hoos nool maamulkooda .
We will be continual struggling to intervene of justice for the rest our life!!! …
Baki-(Lug)-iyada oo xaalada abaaraha ee ka taagan degaanka baki ay tahay mida ugu daran ee ilaa hada jirta ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya in magaalada Baki ay ku soo qulqulayaan dad badan oo barakacayaal ah
Welcome to Al-xayaat Hosbital Boorama…Way dhamaatay in dadka reer Somaliland ay caafimaad u aadaan Adis-ababa………..Badhasaabka Awdal”
Boorama-(Lug)-Ururka Hormarinta iyo Wacyigalinta Bulshada Soamaliland ayaa maanta soo agaasimay kulan aad u balaadhan oo lagu gorfaynayay arimaha tahriibta iyo sidii bulshada looga wacyigalin lahaa, kulankan oo ka dhacay maanta xarunta ururada Moonlight /SAYS
Boorama-(Lug)-MCH-ka xaafada Sh. Cali Jawhar ee magaalada Boorama ayaa maanta la gudoonsiiyay abaalmarinta hanaan wanaaga goobaha caafimaadka ee degmada Boorama ee bishii December ee ina dhaaftay, abaalmarintan oo bishiiba mar la qabto ayaa waxa loogu talo galay
Waxa ku kulmay 2 wasiir oo Somaliland Ah 4 Wasiir oo Djiboiti oo uu weheliyo Gud. Baarlamaanka Djibouti Waxaanay ka Wada Hadleen Caleemo Saarka Ugaaska iyo Arimo Kale oo Amniga iyo Budhcad Badeeda Quseeya”
Borama-(Lug)-Xisbiga Kulmiye ayaa cambaareeyey xadhiga masuuliyiinta gobolka Awdal kula kaceen xubno ka tirsan xisbigaasi iyo taasgeerayaashiisaba, kuna tilmaamay falal ka dhan dimuqraadiyadda iyo nabadelyada .
Hargeysa-(Lug)-Murashaxa Jagada Madexweyne Ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa si kulul u cambaareeyay hadal doraad kasoo yeedhay Madexweynaha Somaliland
Saylac-(Lug)Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soamlinad Cabdilaahi Ismaaciil Ciro iyo Wasiirka Dalxiis ee isla Somaliland Cabdirisaaq Waabari Rooble ayaa goor dhowayd oo fiidkii