Waxa ay Indhaha Saareen…..Biyo La’aan Daaq La’aan iyo Wax Walba Oo Jira Waxana ay Balan Qaadeen Inay Gaadhsiin Doonaan Hayadaha Hurmadka”
Baki-(Lug)-waxa maanta booqasho ku tagay magaalada Baki wafdi heer aran ah oo ka socday xisbiga Udub isla markaan uu hogaaminayay gudoomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga Mud.
60% Xoolihii Waxay Dhinteen, Waa Abaartii Ugu Xumayd Mudo 20 Sano Ah, Xaaladuna Waa Mid Aan Sugi Karin Gargaar Raagaya……. Badhasaab Ku xigeenka Salal Mud.Cali Allaale”
Boorama-(Lug)-Badhasaab ku xigeenka gobolka Salal Cali Allaale Riyaale ayaa safar
Munaasabad xogwaran iyo soo dhoweyn ah ayaa lagu qabtay Hilton Hotel Minneapolis munaasibadaas oo ahayd soo dhoweyn iyo xogwaran ayaa waxaa lagu soo dhoweeyey waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Maxamuod Siilaanyo
Garbo-Dadar (Lug)- sida ay wararku sheegayaan Magaalada Garbo Dadar ee xarunta degmada Garbo Dadar ayaa lagu soo dhaweeyey wafdi ka yimid dalka Djibouti oo u sii googol xaadhayay ugaaska beesha Ciise ee la filayo in
Borama-(Lug)-Xubin ka tirsan dhallinyarada xisbiga Kulmiye ayaa ciidanka amniga Boorama maanta u taxaabeen xabsiga saldhigga Booliska, Ninkan oo la ayidhaa C/qaadir Aadan Yuusuf dhawaantana warbaahinta dalka u sheegay
Lug (Garbo-Dadar)- Dadwaynaha ku nool degmada Garbo Dadar ee gobolka Selel ayaa si kulul ugu gacansaydhey qorshe ay ku timaameen mid sharci darro ah oo lagu doonayay in
Dr. Mohamed Hamud Ahmed iyo Xaaskiisa
Dr. Mustafe Mohamed Ahmed (Digif)
Dr. Abdirazak Barako
Abdifatah Elmi Muhumed
Gudoomiye: Khadar Cisman Haari
nama qabato in la yidhaa lacag madaxfurasho ah ka bixiya ubadkayaga oo xabsiga ku jira laba bilood xukun la’aan
Borama-(Lug)- Xubno ka tirsan Aabayaasha iyo Hooyooyinka dhallinyaro arday ah oo ku xidhxidhan xabsiga dhexe ee Boorama ayaa saaka isusoobax cabasho la hortegey xafiiska badhsabka G/awdal ,iyagoo ka cabanaya waxay
Boon-(Lug)-Xaalada nololeed eedegaanada kala badan ee degmada Boon ayaa laga dayrinayaa, abaar baahsan oo mudo dheer soo jiitamaysay ayaa lagu soo waramayaa inay sahayatay xoolo badan isla markaana ay bara kicisay dad aad u tiro badan
Borama-(Lug)-Waxa booqasho hawleed ku joogamagaalda boorama maamulha xarunta caafimaadka ee Danyar Daryeel ee magaalda Frankfurt-Germany, mudane IBraahim Ali Xasan, waxana u suurto gashay shabakada wararka ee Lughayanews
Borama-(Lug)-Guddoomiyekuxigeenka G/awdal Cabdi Nuur Sugaal ayaa maanta Boorama kusoo gebogebeeyey kulanhawleed la xidhiidha ilaalinta degaanka ,iyo cimilada oo Boorama lagu qabtay .
Boorama-(Lug)-Kulan qaatay mudo hal maalin ah oo la isugu keenay dhamaan 30 dumar ah oo ka kala socday laamaha kala duwan ee ururada rayidka ah ururada wadaniga ah,masuuliyiinta dawlada
Gabilay-(Lug)-Intii ka danbaysay 5:00 galabnimo wararka ka imanaaya gabilay waxaa ay sheegayaan in kooxdii jidgooyada ku shaqaynsanaysay nabadgalyo daradana abuuraysay oo ciidanka policeka
Borama-(Lug)-Suldaan Ibraahim Dacar Yuusuf oo ka mida salaadiinta waawayn ee gobolada awdal iyo salal ayaa maanta u diray warqad furan golaha guurtida jamhuuriyada somaliland
Borama-(Lug)-Xaalad biyo la aan ayaa la ga soo sheegayaa deegaano badan oo ka tirsan degmada lughaya ee xaalada biyo la’aanta ah ee todobaadyadii uugu dabaysay taagnayd ayaa waxaa sobabay kadib markii uu shaqadii joojiyey ceelkii kalawle
Wajaale-(Lug)-wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Wajaale ayaa waxa ay sheegayaan in dablaydii ka tirsanayd jabhada uu hogaamiyo Cawar Xareed ee xalay la qabtay iyo waliba ninkii maalgalin jiray dablaydaasi oo isaga la yidhaahdo Cumar oo isagana gacanta lagu dhigay loo gudbiyay Jeelka Mandheera.
Borama-(Lug)-Cadceed madoobaad laga dareemay magaalada Borama iyo dhamaan mandaqada ayaa saaka subaxdii Hore laga dareemay, iyadoo masaajiadadana lagu tukanayo salaad Alla bari ah oo lagaga ducaysanayo in ilaahay cadceeda ka qaado madowgan.
Wajaale (lug)- abbaaro 10kii habeennimo ee caawa ayaa ciidamada Booliska ee saldhiga Wajaale waxa ay gacanta ku dhigeen labo dabley ah oo lagu tuhmayo inay qayb ka ahaayeen falkii gardarrada ahaa
Lug (tacsi)- Dhammaan dadkan hoos ku xusan oo deggan magaalada Borama ayaa waxa ay dhanbaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan qoyska reer Xirsi Cali iyo dhammaanba ehelladii iyo qaraabooyinkii ay ka baxday alle ha u naxariistee hooyo Barni Diiriye Warsame oo
Borama-(Lug)- Caaqil Sh:Maxamuud Xoogbadane ayaa xalay fiidkii loo taxaabay saldhiga dhexe ee magaalada boorama ilaa iyo hadana lagama warqabo asbaabta loogu taxaabay saldhiga dhexe caaqail,sh/maxamuud c/laahi muuse “xoogbadane ”