Wariye Abokor Hassan Affi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyena)
Wariye Xasan Ciise Raage
Wariye Sakariye Hussein Quule
Wariye Abokor Hassan Affi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyena)
Wariye Xasan Ciise Raage
Wariye Sakariye Hussein Quule
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in Komishanka doorashooyinku ay si rasmi ah ugu cadeeyeen in la bedeli doono kaadhadhkii hore ee diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dalka ka dhacday horaantii sanadkii 2009
Boorama-(Lug)-Kooxo ka tirsan ciyaaraha kala duwan iyo tabarayaasha qaybaha ciyaaraha ee g/Awdal ayaa ayaa masuulyiinta ciyaaraha G/Awdal ka dalbaday in xilka laga qaado isuduwaha Ciyaaraha gobolka
Borama-(Lug)-Xubno isugu jira madaxdhaqameedyo, salaadiin, saraakiil dawladeed iyo dadweyne kale ayaa weli kusii qulqulaya magaalada Saylac si ay halkaasi ugusoo dhaweeyaan
Boorama-(Lug)-Nin ka tirsan ciidanka qaranka ee ka hawlgala gegida dayuuradaha Boorama ayaa saaka cabbarre 10.30 rasaas ku furay gaadhi ay saarraayeen shaqaale iyo masuulyiinta
Johannesburg-(Lug)-Waxaa manta xafiiska gudoomiyaha jaaliyada ka soo baxay waraaq lagu soo magacabey gudi qabanqabo oo soo qabanqabisa u diyaar garow buuga Somaliland an struggle for nationhood and international recognition
Borama-(Lug)-Somaliland ayaa tan iyo toddobaadkan bilowgiisii lagaga sheekaynayey dhacdo la yaab lahayd oo ka yaabisay taliskii milatariga ahaa ee xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre,
Berbera-(Lug)-Magaalada Berbera waa magaalo madaxda Gobolka saxil, waa ubucda dhaqaale ee jamhuuriyadda Somaliland, waa magaalo la tartami karta magaalooyin xeebeedyada la midka ah ee africa iyo caalamkaba.
Salaadiin, Siyaasiyiin, Dhalinyaro, Haween iyo Qurbojoog waa Komishan ay u Hanwayn Yihiin“..
Hargeysa-(Lug)-Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Golaha horkeenay lixdii Guddi hoosaad ee Aqalkaasi ee ay soo magacaabeen dhawaan markii Goluhu sidaasi ku heshiiyay.
Borama-(Lug)-Madaxa waftigaasi C/raxmaan Ismaaciil Dixood ayaa waxa uu sheegay inay howlo wax ku ool ah ka soo qabteen degmooyinka gobolka Awda
Hargeysa-(Lug)-magaalada Hargaisa waxaa xalay lagu qabtay xaflad lagu daahfurayay Urur Cusub oo la yidhaa Ururka Isku xidhka dhalinyarada Somaliland Ee Debedda Iyo Gudaha ee SAYNA ,
Boorama-(Lug)-kulan balaadhan oo la isugu keenay qaar ka mid ah xil sidayaasha umada, madaxda laamaha sharciga, booliska, ururada haweenka iyo dhalinyarada, qaar ka mid ah culimaaudiinta iyo dadwayne kale ayaa maanta ka dhacay xafiiska
Toronto-(Lug)-kadib markii ay burburtay dawladii dhexe ee soomaliya sannadkii 1991 waxa soobadanaya maalinba maalinta kadambaysa dagaalo iyo barokac xoogan oo ka tagan waddanka Soomaaliya
Baki-(Lug)-Xubno ka tirsan komishanka doorashooyinka Qaranka oo uu horkacayo Md. Faarax Isbiimo ayaa booqday maanta magaalada Baki, wafdigan oo maalmahanba ku sugnaa degdooyinka waawayn ee gobolada Awdal iyo Salal ayaa ilaa hada aanan saxaafada uga waramin ujeedada socdaalkoodan.
Boorama-(Lug)-Sharaab isugu jira noocyo kala duwan ayaa habeenimadii xalay ahay lagu daadiyay bartamaha suuqa Boorama, sharaabkan oo luugu soo toosay isaga oo daadsan suuqyada Boorama
Saylac-(Lug)- Ilaa shalay waxa ku sugun magaalada Salac 3 xubnood oo ka tirsan komisanka Qaranka oo uu horkacayo md. Faarax Isbiimo. Xubnahan ayaa la sheegay inay kulano kala duduwan la yeesheen masuuliyiinta iyo dadka degaanka.
Xukuumadu Bari Ayay Awooda Saartay Galbeedna Way Ka Sii Jeesatay…. Maayar Ku Xigeenka Boorama Md.Muumin Gadiid”
…. Waxa Ugu sii Daran Deegaanada Kala ah Fadhixun, Geerisa, Ceelgaal, Jidhi, Laanta Morohda, Xoogfaras, Fardaha, Fiqi Aadan iyo Sh. Awaare …”
Wariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Maxamed Cumar Sheekh(Hayne)
Warie Xasan Ciise Raage
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Taageero Xoogan ayaan dhamaantayo U haynaa Tababare Samaroon waana….Kabtan Nagiib..”