Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun, dhamaan bahda shabakada wararka ee Lughayanews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulaha shirkada Dahabshiil ee Boorama Mud. Riiraash
oo ay xaaskiisii Marxuumad Maryan Cumar Raage ku geeriyootay magaalada Boorama.
Mrxuumada waxaan eebe u waydiinaynaa inuu janadii ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna samir iyo iimaan alle ka siiyo
Aamiin Aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Shabakada Lughayanews Tacsi:Maamule Dahabshiil Boorama Mud. Riiraash Oo Ay Xaaskiisu Ku Geeriyootay Boorama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback