Lug (tacsi)- Dhammaan dadkan hoos ku xusan oo kala jooga Qadar iyo Borama ayaa waxa ay dhanbaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan qoyska reer Ismaaciil Jaamac iyo
dhammaanba ehelladii iyo qaraabooyinkii uu ka geeriyoodey alle ha u naxariistee Yuusuf Ismaaciil Jaamac oo shalay ku geeriyooday laguna aasay magaalada Borama, waxayna marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu ka waraabiyo jannadiisa Firdowsa awlaaddii iyo ehelladii uu ka baxayna sabirka waafajiyo,, aamiin aamiin.
waxa tacsida diraya
Sul. Muxumad Maxamuud Xasan
Ibraahim Sh. Xaamud Cige
Daahir Cumar Abtidoon
Cabdul Qaadir Nuur Muuse (Billi)
Farxaan Saleebaan Muuse (Sh. Foolxun)
Maxmuud Abshir Muuse
Cabdillaahi Good
Maxamad Cali Sharmarke
Diiriye Xuseen-Quulle
Zakariye Xuseen-Quulle
Rashiid Xirsi Cali
Cabdi Cabdillaahi Kalluunle
Guuleed Cabdi Xasan
Xuseen Cismaan Cilmi
Cabdillaahi Cismaan Cilmi
Cumar Siciid Badar
Cabddi Fataax Badar
C/Rashiid Jaamac
lughayanews


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Yuusuf Ismaaciil Jaamac Oo Ku Geeriyoodey Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback