images.jpgMaamul iyo macallimiinba Dugsiga H/Dhexe Cumar Bin Khadab waxay tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh udiraynaa Maareeyaha Shirkada Dahabshiil Xaaji Ismail Cabdi Riiraash oo xaaskiisii Marxuumad: Maryan Cumar Raage xalay ku geeriyootay magaalada Borama inaallilaahi wa inaa illaahi raajucuun
Waxaan illaahay uga baryaynaa inuu illaahay janadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyoo aaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
 
Dadka Tacsida diraya
 
C/Wahaab C/laahi Adam (Maamule)
Maxamed Cali Cumar(Jaabir)
Maxamed Nuur Xuseen
Maxamed Mu’min Suldaan
Maxamed C/laahi Adam
Mawliid Cabdi Osman
Cabdi Adam Samatar
Cabdi Adam Aare
Jimcaale Osman C/laahi
Eng:C/qaadir Cali Bade
Adam Cabdi Samatar
Maxamed C/laahi Talan
Mukhtaar Xasan C/laahi
Khadar Safar
C/risaaq Jaamac Dhawal
Cabdi Deheeye
C/rashiid Rabiile
Cumar Cismaan Faahiye
Cilmi Muxumad Adam
 
Waxaan dhamaantayo leenahay mar labaad illaahay Naxariistii jano ha ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan illaahay ha ka siiyo aaaaamiiiiiiiiinn