Inaallilaahi wa inaa illaahi raajucuun, anagoo ah ururuka wadaniga ah ee TIIGSI group ee gobolada Awdal iyo salal ka hawgala waxaan Tacsi tiiraanyo Leh u diraynaa X/Ismail Cabdi Riiraash oo xaaskiisii Maryan Cumar Raage oo ay xalay ku geeriyootay Hospitalka way nee Allaale Hospital, marxuumadan ayaan illaahay uga baryaynaa inuu janadii farduusa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna inuu illaahay samir iyo iimaan ka siiyo aaamiiiin inaallilaai wa inaa illaahi raajucuun..
Eng: Mukhtaar Muxumad Alabari( Chair Person)
Cumar Cismaan Kaahin
Xasan Sh/C/raxmaan(Xasan Rabiic)
Maxamed Cumar Cali(Sandheere)
Axmed Maxamed Caateeye
Axmed Maxamed Cadoosh
Pro: Ridwaan Maxamed Cusmaan
Maxamed Cali Cumar(Jaabir)
Basra Jire Shiil
Faa’isa Muxumad Cilmi
Rooda Ibraahim Rijaal
Xaliimo Xasan Nuur
Foosiya Muuse Xuseen
Rooda Jaamac Samatar
Saynab X/Axmed Miisaan
Pro: Cumar Cali C/laahi
Mahdi Adam Riiraash(Suldaan Guray)
C/wahaab Cigeh Ahmed
C/rashiid Axmed Sumal
Maxamed Axmed Askar
Mar labaad waxaan leenahay Marxuumada illaahay janadii farduusa ha ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan illaahay ha ka siiyo
aaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Ururka wadaniga ee Tiigsi oo tacsi u diraya Geeridii naxdinta lahayd eek u timid Xaaska Maareeyaha DAHABSHIIL Borama Marxuumad Maryan Cumar Raage "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback