Wariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Maxamed Cumar Sheekh(Hayne)
Warie Xasan Ciise Raage
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Warie Hashiim Sh. Cumar Good
Wariye Daahir Axmed Jirde
Wariye Sakariye Xuseen Quule
Sawir-qaade Maxamed Cawaale Xadi
Dhamaan Bahda Shabakada ee Lughayanews
Dhamaan Shaqaalaha SLNTV ee Gobolka AwdalWaxa ay dhaam tacsi u dirayaan Madaxa wararka ee Tv-ga Qaranka Cabdirisaaq Cismaan Maxamed oo ay uga tacsiyadaynayaan Geeridii naxdinta lahayd eek u timid aabihii Cismaan Maxamed oo maanta ku geeriyooday magaalada Haygaysa
Waxa ay marxuunka uga baryayaan inuu janadii eebe ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ale ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Madaxii Wararka ee SLNTV oo Aabihii Cismaan Maxamed uu Ku Geeriyooday Maanta Magaalada Hargaysa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback