tacsi2.jpgWariye Abokor Hassan Affi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyena)
Wariye Xasan Ciise Raage
Wariye Sakariye Hussein Quule

Wariye Cilmi Yuusuf Cadaawe
Wariye Hamze Maxamuud Cabaas
Wariye Ibraahim Mohamed (Zaki)
Wariye Yuusuf Cabdi Cali (Indho-Qurux)
Iyo dhamaan Bahda Lughayanews meel kasta oo ay Adduunyada ka joogaanba waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Khadra X.Daahir Aw Cilmi oo ahayd Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Walaashii  oo maanta lagu aasay Xabaalaha Caro Qoolaab ee magaalada Borama.

Waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo eheladii yo qaraabadii ay ka tagrayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaamiin Aaamiin

Inaa Lilaahi Wa Inaahi Raajicuun

tacsi2.jpg