Johannesburg-(Lug)-Waxaa manta xafiiska gudoomiyaha jaaliyada ka soo baxay waraaq lagu soo magacabey gudi qabanqabo oo  soo qabanqabisa u diyaar garow buuga  Somaliland an struggle for nationhood  and international recognition
  oo u qorey waakilka  Somaliland ee  u fadhiya  wadanka south Africa prof iqbal jhazbay  kaas oo lagu soo bandhigi doono  jaamacada weyn ee UNISA ee magalada Pretoria.

Hadaba waxa uu gudoomiye ugu magacabey gudidan madax banan waa sii ay hawlaha loga baahan yahay hawsha buuga loona weynatnlaha soo bandhigtanka buugaas  oo noqonaya ugu weyn ee si xaqiiqo ah looga waramey  taariikhda dhabta ah ee Somaliland iyadoo xaflada heerka qaran ah lagu casumey madaxweynaha ku xigeenka wadanka south Africa  H.E  Kgalema Motlanth  iyo wasirka wasarada madaxtooyada  wadanka south Africa Mr Collins Chabane iyo hay’ado aad u tira badan iyo xisbiyada wadanka south Africa.

Waxa dhaman shacbi weynaha reer Somaliland ee ku kala nool dhaman  sagalka gobal  ee wadanka lagu war galinaya in ay iska soo diwaan galiyaan  xafiska jaaliyada Somaliland ee ku yala magalada Johannesburg waayo qofkas waxa loo sameyn doona  aqoonsi uu ku galo hall-ka ay xafladu ka dhaaceyso waxa kale oo loo diyaariyay gadiid (commmunity buses)u shaqeyn doona  qofkasta waxa ll socod siinaynaaa in ay la soo xidhiidh Gudidas hawsha loo xil saarey oo  kala ah oo kala 

1- ibraahim miigane zaki
2- khaalid ismail hussein
3- caydarus ismacil
 

Hadaba waxan dhaman dad weynaha reer Somaliland ka  codsaneynaa in inta ka horeysa maalinta xaflada buuga la soo bandhigayo oo ku beegan maalin khaamis ah murch-11-2010 in ay iska soo diwaan galiyaan muda ka horeysa  shan malmood

wixi intaas dheer waxad kala soo xidhiidhi dontan gudiida kor lagu soo xusey  iyo telephone-nada  hoos ku qoran

0027717929945
0027833313896

 

Wariye:-
 Ibraahim  Miigane 
Lughayanews- Johannesburg