Borama-(Lug)-Ku dhawaad soddomeeyo xubnood oo isugu jira aqoonyahano , dhallinyaro iyo waxgarad kasoo jeeda beesha reer Axamad ee degaanka Boorama ayaa sheegay inay taageeradii dhinaca siyaasadda kala noqdeen xisbiga UDUB ee haya talada dalka.
Borama-(Lug)-Ku dhawaad soddomeeyo xubnood oo isugu jira aqoonyahano , dhallinyaro iyo waxgarad kasoo jeeda beesha reer Axamad ee degaanka Boorama ayaa sheegay inay taageeradii dhinaca siyaasadda kala noqdeen xisbiga UDUB ee haya talada dalka.
Caawimo Ka Gayso Taakulaynta Caafimaad Ee Wiilkan Yar Ugu soo Hagaaji Taleefanka Ah 4040767 oo ah hooyo Sacdiya Sayid Cabdijibaar…”
Borama-(Lug)-warar xogogaal ah kuna dhaw qasriga madaxtooyada ayaa sheegaya in xubno ka tirsan salaadiinta caanka ah ee reer Awdal iyo madaxweyne Rayaale kulan ku yeesheen guriga madaxtooyada .
Boorama-(Lug)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inuu mar kale dibudhac ku yimid bilowga dhismaha kawaan cusub oo laga hirgelin lahaa magaalada kaddib markii sida la sheegeyo
Borama-(Lug)-Ciidamada Booliiska qaybta u qaabilsan burburinta walxaha qarxa ayaa maanta burburiyay walxo qarxa oo ka koobnaa taasi oo lagu burburiyay agagaarka buuraha sheedaha oo ku yaala dhinaca galbeed ee magaalada Borama.
Madaxaweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa Maanta u Magacaabay Agaasiime Guud Wasaaradda War-faafinta iyo Wacyi gelinta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Borama-(Lug)-Qaybo ka mid ah mashaariicda horumarineed ee la magacbaxay JPLG wasaaradda arrimaha iyo gudaha iyo shan ha’adood oo caalami ahina xagga maamulka
Xaggee lagu arkay nin 52 jir iyo ubadkiisii oo maanta cid kale sheegato”
“ka hadhi maynno qoyskaasi, wixii ka dhacana maamulka gobolka dusha u ridan doona “..
Borama-(Lug)-Tan iyo markii uu Somaliland ka geeriyooday marxuum Cigaal, isla markaana uu xukunna dalka dhaxlay Daahir Rayaale ayaa siyaasadda Somaliland waxa ku yimid isbeddel
Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun, dhamaan Maamulka iyo Xubnaha kale ee Ururka SAYS waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulaha shirkada Dahabshiil ee Boorama Mud. Riiraash
Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun, dhamaan bahda shabakada wararka ee Lughayanews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulaha shirkada Dahabshiil ee Boorama Mud. Riiraash
Inaallilaahi wa inaa illaahi raajucuun, anagoo ah ururuka wadaniga ah ee TIIGSI group ee gobolada Awdal iyo salal ka hawgala waxaan Tacsi tiiraanyo Leh u diraynaa X/Ismail Cabdi Riiraash oo xaaskiisii Maryan Cumar Raage oo ay
Maamul iyo macallimiinba Dugsiga H/Dhexe Cumar Bin Khadab waxay tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh udiraynaa Maareeyaha Shirkada Dahabshiil Xaaji Ismail Cabdi Riiraash
Lug (tacsi)- Dhammaan dadkan hoos ku xusan oo kala jooga Qadar iyo Borama ayaa waxa ay dhanbaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan qoyska reer Ismaaciil Jaamac iyo
Garbo-Dadar (lug)- Murashaxa madaxwayne Ku xigeenka Xisbiga KULMIYE Eng:C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici iyo wafdi heersare ah oo uu hogaaminayay oo kormeer dhinaca abaaraha ah ku soo maray deegaanno ku yaal Bariga Gobolada Salal iyo Awdal
Borama-(Lug)-Dadweynaha magaalada Boorama ayaa shalay gelinkii hore isugu soo baxay a dhinacyada wadada keliya ee laamiga ah si ay u arkaan ku dhawaad sideed koontaynar oo saaran gaadiidka dhaadheer ee caanka ka ah dekedda Berbera.
Boorama-(Lug)-Roob si wayn loogu qaboowsaday ayaa galabta ka dul hooray magaalada Boorama, roobkan oo bilowday 2:30 duhurnimo ee maanta ayaa waxa uu ahaa mid ilaa maanta la dareensanaa inuu da’ayowaxana circa ka muuqday daruuro badan
Xoolihii Biyo La’aan Ayay u Dhimanayan…. Abaaruhuna waa kuwo Gaystay Qasaare Baahsan..” Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Awdal
Boorama-(Lug)- bandhigii 15aad ee madasha Akhriska ee Maskaxmaal ee Magaalada Boorama ayaa qabsoomay xalay,Madashan oo sidii caadiga ahayd ka dhacday xarunta jaamacada camuud
Boorama-(Lug)-Ururka hablaha ee Moonlight ee fadhigiisu yahay magaalada Boorama ayaa soo gabagabeeyay tababar ku saabsan hogaanka iyo gabdhaha oo la siinayay 30 gabdhood oo da’doodu u dhaxayso
Xukuumadu way gunti xuntahay, qof guntixunna…..”
“Axmed Siilaanyo waxaan leeyahay xil uma baahnide…… ”
“golaha guurtida ee kuraastiisu dhaxalka noqotayna..”
Maxamed Jaamac Abgaal.
Hargeisa-(Lug)-Waftigaasi oo booqasho gaaban ku soo gaadhay Jamhuuriyadda Somaliland iyada oo hogaaminaayo Danjiraha Dawlada Switzerland uga wakiila Dalka Suudan iyo wadamada Geeska Africa Mr. Andrea Semadeni,
Boorama-(Lug)-Ciidanka nabadgelyada ayaa mar kale xabsiga u taxaabay fannaanka caanka ee reer Boorama C/raxmaan Maxabe oo inta badan loo yaqaan Cabdiraxmaan Dheere .isla la markaana ah isudu waha wasaaradda hiddaha iyo dalxiiska ee G/awdal.
Borama-(Lug)-Kulan balaadhan oo lagaga hdalaayay waxka qabadka baahiyaha cisbitaalka guud ee magaalada Boorama ayaa ka dhacay xarunta dhalinyarada Says ee magaalada Boorama.