Boorama-(Lug)-Alle ha u Naxariistee waxa manta magaalada Boorama lagu aasay Marxuum Axmed Ibraahim Cumar ( Axmed Doob) oo ka mid ahaa aabayaashii tacliinta Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal,
Aabo Cali Yuusuf Ileeye iyo Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf
Toronto-(Lug)-Dalka kanada ayaa saacadaha labiiriyay bishan march 22/03/2010 waxana lagu daray saacad waqtigii caadiga ahaa ee ay dadku yaqaaneen taasina waxay keentay in labiiriyo waqtiyadii shaqoyinka amma adeega bulshada
Borama-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale ayaa 4:30 soo gaadhay Boorama isagoo ay galbinayeen cutubyo ka tirsan ciidanka madaxtooyada, badhasaabka G/Awdal, Taliyaha Booliska Awdal,
Tacsi (lug)- Dhammaan shakhsiyaadka hoos ku xusani waxa ay dhambaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan ehelladii iyo qaraabadii uu ka baxay alle ha u naxariistee Xasan Rooble Cilmi
Wariye Haashim Waxa Uu Baahiyay Warar Aan Sal iyo Raad Toona Lahayn…. Iskaashatada Nafaqo
Shaqadaydu Waa Dhexdhexaadnimo.. Ma Jiraan Waxaasi Waxwalba Way Ii Duuban Yihiin….. Wariye Haashim Good…
Boorama-(Lug)-Khudbadihii salaadii jimcha ee masaajidada waawayn ee magaalada Boorama ayaa waxa camirtay ducooyin Alle bari ah oo ay culimada iyo dadwaynaha
Boorama-(Lug)-Wafdi uu Hogaaminayo Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga Udub Mud. Cismaan Cabdilaahi Cigaal Hindi ayaa ku sugan magaalada Boorama,
Boorama-(Lug)-Sida ay sheegayaan wararka shabakada Lughayanews ka soo gaadhaya magaalada Xariirad ayaa tilmaamaya in xabsiga loo taxaabay odayaal aan tiradooda ilaa imika la xaqiijin oo ka mid ah odayaasha
Boorama-(Lug)- Xidhiidhiyaha iyo Wakiilka Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ee gobolada Awdal iyo Salal Mud. Axmed Muumin Seed oo manta wariysi kooban siiyay shabakada wararka ee Lughayanews
Tacsi (lug)-dhammaan shakhsiyaaadka hoos ku xusani waxa ay dhambaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan ehelladii iyo qaraabooyinkii uu ka baxay alle ha u naxariistee Maxamad Xasan Mataan oo
Hal Ujeedo Iyo Hadaf Kaliya Ayaa Waxa La Isuga soo Baxay Dhamaan Xaafadaha, Goobaha Shaqada, Dugsiyada, Jaamacadaha Iyo Goobaha Kale Ee Dadku Ku Sugan Yihiin Ee Magalada Boorama
Waxqabadka dowladu sheeganaysaayi waa kaniifyo, ma wax la sheegaa ‘”xubin ka tirsan Beesha reer Geeddi..
Boorama-(Lug)-Xaflad lagu xusayey maalinta caalamka u aqoonsaday la dagaalanka cudurka qaaxada ama TB-da ayaa maanta lagu qabtay xarunta isbitaalka qaaxada ee Analeno.
Borama-(Lug)-Shirkadda Isgaadhsiinta telesom ayaa shalay xarun cusub ka furatay magaaladan Boorama, Xarunran cusub ee shirkadda Telsom kana mid ah dhismayaasha ugu dhaadheer magaalada Boorama
Borama-(Lug)-Shabakada ilaalinta xuquuqda carruurta ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano ACPN ayaa waxa ay tobar u qabatay dugsiga H/Dhexe ee Sh. C/laahi Axmed Good.
Anaga oo kala ah
Xaaji Aw Cilmi Cismaan Abdi iyo Xaaskiisa Xaliimo aw Cali Aadan
Prof. Haji Maxamed Mixile Boqore iyo Xaaskiisa
Hajiyo Jamiila Aw cali Aadan
Waxa uu Mid Aad u Kooban Balse Dad Badan Sas ku Riday
Boorama-(Lug)-Dhulgariir aad u kooban ayaa ku dhuftay magalada Boorama markii saacada gayigani ay ahayd 7:25 daqiiqo, dhuulgariirkan ayaa ku badnaa gudaha
Waxaa iminka ka soo wareegay mudo lix bilood ah wakhtigii heshiiska sadexda Xisbi ku gaadheen lixda qodob. Heshiiskaa oo shantiisii qodob ee kale la fuliyay ayaa iminka qodobka kaliya ee hadhsan yahay in la mudeeyo wakhtiga doorashadu dhacayso.
Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo Golayaasha ee booqashada ku joogay magaalada Washington DC, ayaa bilaabay shaqo hawleedkoodii; iyada oo weftigu la kulmay maanta
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga UK.