Aabo Cilmi Boqore Iyo Inankiisa Cabdiwahaab Cilmi Boqore Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa, Maxamed Dayuur Xuseen Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa, Fu’aad Idiris Cabdi, Warsame Yuusuf Xuseen, Maxamed Cabdilaahi, Khadar Yuusuf, Khadar Cabdi,
Mixyadiin Jaamac, Cabdiqani Sh. Xuseen, Yuusuf Barkhad Cumar Dhamaan Akhyaartaasi Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Maxamed Cilmi Boqore Iyo Marwo Umalkhayr Xasan Xadi Oo Uu Wiil Ugu Dhashay Stochholm Sweden.
Waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu noqdo Wiilkani kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba Anfaca, Aaamiin Aaamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: Maxamed Cilmi Boqore Iyo Marwo Umalkhayr Xasan Xadi Oo Uu Wiil Ugu Dhashay Stochholm Sweden "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback