Waxaan akhristayaasha Shabakadda Lughaya.com ka raalligelinayaa magac si qaldan loogu xusay qoraal ku saabsanaa dayaca kooxaha fanka Awdal iyo maamulka xisbiga UDUB kuna taariikheysnaa 19kii march .
Magaca lagu xusay qoraalkaasi oo ahaa khadar Daahir Fadal ayaan ogaannay inaanu wax xidhiidh ah la lahayn qoraalkaasi iyo xisbiga UDUB toona, cid kalena loola jeeday sidaa darteed waxan cid kastoo dhibsatay iyo khadar laftiisaba ka raalligelinaynaa qaladka sida kama’ ah loogu xusay qoraalkaasi.
Weriye:-
Maxamed Cumar Sh.(Hyena)
Lughayanews-Borama


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Raali Galin Magac Si Khaldan Loogu Xusay Qoraal Ku Soo Baxay Lughayanews "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback