Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga UK.
Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, Marxuum Maxamed Xasan Mataan, Samir iyo iimaana ka siiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay.
Allaa Mahad Leh,
Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada JSL
_________________________________________________
Annana Hadaanu Nahay Bahda Lughayanews waxaanu tacsi taasi la mid ah gaadhsiinaynaa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo manta ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga UK.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Maxamed Xasan Mataan Oo Maanta Ku Geeriyooday London Cariga UK "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback