tacsi1.jpgAnaga oo kala ah
Xaaji Aw Cilmi Cismaan Abdi iyo Xaaskiisa Xaliimo aw Cali Aadan
Prof. Haji Maxamed Mixile Boqore iyo Xaaskiisa
Hajiyo Jamiila Aw cali Aadan
Prof. Liibaan aw cilmi cismaan iyo Xaaskiisa
Nimco Maxamuud Gaaxnuug
Mowliid aw Cilmi Cismaan            
Fadumo Maxamed Mixile
Cabdilkaadir Kaamil Ibraahim
Ahmed aw Cilmi Cismaan
Idiris aw Cilmi Cismaan
Ayaale aw Cilmi Cismaan
Aamina aw Cilmi Cismaan
Nimco aw Cilmi Cismaan
Maxamed aw Cilmi Cismaan iyo Xaaskiisa
Ibrahim Aw cali Aadan iyo Xaaskiisa
Mahdi Aw cali Aadan iyo xaaskiisa
Xasan Kaahiye Cismaan iyo Xaaskiisa
C/semed Kaahiye Cismaan
Axmed Kaamil Ibraahim iyo Xaaskiisa

waxaan tacsi u diraynaa Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xasan Mataan Waxaan Ilaahay uga baryayaan Marxuumka inuu Janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo
………………………………… Aamin Aaamin Aaamin ……………………….

 “INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHU RAAJACUUN”

________________________________________________________

dhambaal tacsiyeed kaasi la mid ahna waxaa qoyskii iyo ehelladii uu ka tegey Marxuum Maxamad Xasan Mataan u diraya:

C/Fataax Jaamac Muxumad
Cali Cabdi Cali
C/Nasir Axmad Cismaan
C/Qani Muuse Caynaan
Ibraahim Cilmi Wayrax
Rashiid Xirsi Cali
C/Razaaq Garaad
Cabdi C/Laahi Kalluunle

innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

_____________________________________________________

Tacsi: Ku Socota Qoyska Qaraabada Iyo Ehelada Marxuum Maxamed Xasan Mataan


Dhaammaan Ilma Cumar Sheekh Ibraahim ,Maxamed Cumar, Dr .C/rashiid Cumar ,Eng. Cabdiraxmaan Cumar, Prof.Maxamuud Cumar, Siciid Cumar , Sacaada Cumar Sheekh Iyo Nimco Cumar Sheekh Waxay Tacsi U Diorayaan Qoyskii Eheladii ,Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyoodaya Marxuum Maxamed Xasan Mataan ,Oo Ku Geeriyooday Dalka Uk .Inaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.