Tacsi (lug)-dhammaan shakhsiyaaadka hoos ku xusani waxa ay dhambaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan ehelladii iyo qaraabooyinkii uu ka baxay alle ha u naxariistee Maxamad Xasan Mataan oo dhawaantan ku geeriyoodey magaalada London ee dalka Britain, waxayna ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu jannadii Firdowsa ka waraabiyo intii uu ka tegeyna sabirka waafajiyo, aamiin aamiin.
waxa tacsida diraya:
Cismaan Adan Abtidoon iyo xaaskiisa Caasha C/Laahi Kalluunle
Maxamad Cismaan Aadan
Aadan Cismaan Adan
Cabdalle Cismaan Adan
Siciid Cismaan Adan iyo dhammaanba reer Cismaan Adan
Basra Cabdillaahi Kalluunle iyo carruurteeda oo ay ka midyihiin:
Ifraax Maxamad Cabdi (Galbeedi)
Sacdiya Maxamad Cabdi (Galbeedi)
C/Raxmaan Maxamad Cabdi (Galbeedi)
Ummul Khayr Maxamad Cabdi Galbeedi
Hoodo Maxamad Cabdi Galbeedi
Samatar Maxamad Cabdi Galbeedi
Ifraax Maxamad Cabdi Galbeedi
Ifraxgalbeedi@hotmail.com
____________________________________________________
Tacsi Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xasan Mataan
Dhamaan qoyska reer Ugaas jaamac Muxumed ooo kala ah
Ilma C/laahi Jaamac iyo hooyadood Qabuul Barkhadle
Ahmed Jaamac iyo Caruurtiisa
Maxamuud Jaamac
Xuseen Jaamac iyo Caruurtiisa
Maxamed Sh.Siciid iyo Caruurtiisa
C/wahaab Jaamac Muxumed iyo Caruurtiisa
Xasan Jaamac iyo Caruurtiisa
Cilmi Jaamac
Maxamed Jaamac
Cumar Jaamac iyo Caruurtiisa
C/fataax Jaamac
Shamis Jaamac iyo Caruurteeda
Sacaada Jaamac iyo Caruurteeda
Xaliimo Jaamac iyo Caruurteeda
Sahra Jaamac
Ruqiya Jaamac
Khadra Jaamac
Kaltuun Jaamac
Dadkani oo kala jooga dalka iyo Dibadiisa waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo dadka reer Awdal oo dhan inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo ku geeriyooday Magaalada London.



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuun Maxamad Xasan Mataan Oo Ku Geeriyoodey London "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback