tacsi11.jpgTacsi (lug)- Dhammaan shakhsiyaadka hoos ku xusani waxa ay dhambaal tacsiyeed murugeysan u dirayaan ehelladii iyo qaraabadii uu ka baxay alle ha u naxariistee Xasan Rooble Cilmi

 (Xasan Rooble -Cawl) oo maalin dhawayd ku geeriyoodey magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti. Waxayna ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu naxariistiisa ka waraabiyo intii uu ka tageyna sabirka waafajiyo,, aamiin.
Waxa tacsida diraya:
boqor Cismaan Barkhad Xirsi iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Yuusuf Adan Abtidoon (Duse) iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Cabdi Rashiid Xirsi Cali
Cabdi Cawaale Hande iyo xaasaskiisa iyo carruurtiisa
Cismaan Shide Cawaale iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Axmad Barkhad Xirsi iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Guuleed Cabdi Xasan
C/laahi Cismaan Cilmi
Xuseen Cismaan Cilmi
Cabdi Raxmaan Warsame Cindi
Cumar-Ziyaad Muumin Caarre iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Cumar Siciid Badar iyo xaaskiisa iyo carruurtiisainnaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.