Aabo Cali Yuusuf Ileeye iyo Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf
C/risaaq Cali Yuusuf
Muna Cali Yuusuf
Maxamed Cali Yuusuf
Yuusuf Cali Yuusuf
Wariye Abuubakar Hasan Affi iyo Xaaskiia Sahra Abuubakar Cumar
Iyo Caruurtooda waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed doob) oo Maanta ku geeriyooday magaalada Boorame
Waxay Ilaahay uga baryayaan Marxuumka Inuu Janadii Fardowsa ka Waraabiyo ehaladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aaamiin Aaamiin
_______________________________________________________
Dhamaan Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacada Camuud, Ardayda Jaamacada Camuud waxay Tacsi Tiiraanyo Leh gaadhsiinayaan Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed doob) oo Maanta ku geeriyooday magaalada Boorame.
Waxay Ilaahay uga baryayaan Marxuumka Inuu Janadii Fardowsa ka Waraabiyo ehaladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aaamiin Aaamiin
______________________________________________________
Dhamaan Wariyeyaasha, Howlwadeenada, Farsamo Yaqaanada, iyo Shaqaalaha kale ee Lughayanews waxay Tacsi Tiiraanyo leh gaadhsiinayaan Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed doob) oo Maanta ku geeriyooday magaalada Boorame.
Waxay Ilaahay uga baryayaan Marxuumka Inuu Janadii Fardowsa ka Waraabiyo ehaladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aaamiin Aaamiin
__________________________________________________
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, Dhamaan Guddida Fulinta iyo Xubnaha G/Dhexe Xisbiga waxay tacasi tiiraanyo leh u diryaan Ehliyadii iyo qaraabadii uu ka baxay
Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed doob) oo Maanta ku geeriyooday magaalada boorame
Waxaanu Eebo uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoysaskii, ehlayadii iyo qaraabadii uu ka baxayna marxuunku inaga wada siiyo samir iyo iimaan.
Aamiin Aamiin Aamiin
??? ??? ???? ???? ??????
Eng, Faysal Cali Waraabe
Gudoomiiyha Xisbiga UCID


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed Doob) Oo ku geeriyooday Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback