Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dalka.
Borama-(Lug)-Xaflada si heersare ay usoo agaasintay shirkada biyaha ee shaba ayaa lagu qabtay hoolka way ee hotel maana geust house taasi o ay kasoo qayb galeen dhamaan xubnaha bulshada
Borama, my home town, is getting busier and more occupied than any other city. It has stretched in two ways such as both of huge size and massive population.
C/Raxman Maygaag Jaamac( guddoomiyaha Awdal Basketball Federation )
Cumar Xuseen- Quulle (Cumar Ilkacase)
Cabdi Ismaaciil Muumin(Cabdi dheeere)
Maxamuud Barre Cumar
( April 1-3, 2010) Minneapolis/ St. Paul, MN
Chair: Professor Hussein A. Warsame
( University of Calgary, Alberta, Canada)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdigii ka socday dalka Ruushka,
Hargeysa-(Lug)-Warar xogogaal ah kuna saabsan hoos u dhaca imaatinka dayuuradaha rakaabka iyo ganacsiba leh ee madaarka Hargeysa ayaa sheegeya in lacag xad-dhaaf ah oo lagu soo rogay fadhiisiga dayuuradahaasi
Borama-(Lug)-Koox dhakhaatir ah kana socota isbitaalka Kijaabi ee dalka Kenya ayaa hawl qalliin ah ka bilaabay isbitaalka Guud ee Boorama, Dhakhaatirtan ajnebiga ah kuna takhsusay qalliinka iyo daaweynta xanuunada
Waxaan akhristayaasha Shabakadda Lughaya.com ka raalligelinayaa magac si qaldan loogu xusay qoraal ku saabsanaa dayaca kooxaha fanka Awdal iyo maamulka xisbiga UDUB kuna taariikheysnaa 19kii march .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa uu Maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Wafti ka socda jamhuuriyadda Yemen.
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya daweynaha ku nool tuulada Toqoshi ee G/Selel ayaa jawaab cadho leh ka bixiyey raashin deeq ahaa oo sida la sheegay laga lunsaday dadweynaha halkaasi
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan kooxaha fanka ee G/Awdal ayaa xukuumadda madaxweyne Rayaale ku eedeeyey wax ka qabasho la’aanta dayaca iyo duruufaha nololeed ee haysta kooxaha fanka ee gobolka Awdal.
Borama-(Lug)-Ciidamada amniga ee ka hawlgala degaanada Dila, Wajaale iyo magaalo cad ayaa ka hortegey rabshado iyo bannanbaxyo ka dhici lahaa degaano hoos yimaadda maamulka degmada cusub ee Magaalocad hoosna timaadda maamulka G/Awdal.
Boorama-(Lug)- Wafdigan uu hogaaminayay u qaybsanaha arimaha bini’aadanimada ee UNta ee Somalia/Somaliland Mud. Mark Bowden oo ay wehelinayeen Madaxa hayada FAO ee Somalia/Somaliland Mud. Graham Farmar iyo Sarah Hildigs
Boorama-(Lug)-Hoolka shirka ka socday waxa garbo siman isku hayay Masuuliyiin Salaadiin, Aqoonyahan, Culimo Haween, Ganacsato iyo xilsideeno kale oo bulshada qaybaheeda kala duwan matalayay,
Boorama-(Lug)-Boon waxa aan ka helnay dad tiradoodu dhan tahay 31 qof oo shuban biyood soo ritay, waxa kale oo tan la wadaaga dergaanka Weeraar oo uu shubanku haleelay 13 qof,
Borama-(Lug)-Xaflad la isku arkay kuna saabsanayd sidii dib loogu habayn lahaa hawlaha urur maxalli ah oo qaabilsan dhismaha jidadka G/Awdal ayaa manta lagu qabtay Huteel Rays ee magaaladan Boorama .
Borama-(Lug0-Bariga magaalada Boorama ayaa haatan waxa ka socda dhisme loogu talo galay inuu noqdo kawaanka casriga ah ee loogu talo galay in si casriyeysan looga fuliyo hawlaha qalliinka xoolaha magaaladuna kaga raysato
Borama-(Lug)-Maanta ayaa Markii ugu horeysay magaalada Borama mawjada FM-ta laga dhagaysanayay iyadoo maqalkeeduna faseex yahay Bbc-da afka Somaliga ku hadasha.
Borama-(Lug)-Raxan ka tirsan cuqaal iyo odayaal kale oo ka baqoolay Boorama una kicitimay magaalada Xariirad ayaa qayb ka mid ah loo taxcaabay xabsiga magaaladaasi kaddib markii sida la sheegay lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye.
Boorama-(Lug)-Amniga Magaalada Boorama ayaa waayadan dambe looga dayrinayaa dad aan weli la aqoonsan oo si gaadmo dadka ugu dilaya dhagax wakhtiga habeenkii .
Sida aynu la wada socono Aqoontu waa Iftiinka Nolosha waana kaabayaasha ugu Muhiimsan Nolosha bani,aadamka, iyada oo aqoonta Bani aadamku heerar kala duwan soo martay,
Madaxweyne Rayaale afar jeer ayuu dib u dhigay Doorashada Madaxtooyada”
“Ma jiraan wax tallaabo ah oo Xukuumadda Somaliland ka qaadday Malleeshiyo Jid-gooyo ka gashay Borama iyo Gabiley dhexdooda iyo Ciidan Rasaas ku dilay Shacab”
“Dastuurku wuxuu dhigayaa Garsoor madax bannaan, laakiin Garsoorku uma madax-bannaana hawlahooda.”
“Maamulka Madaxweyne Rayaale wuxuu joogteeyay adeegsiga shuruuc ka hor imanaysa Dastuurka iyo mabaadii’da […]