Boorama-(Lug)-shidaal la’aan isa soo taraysa ayaa ka jirta gudaha magaalada Boorama waxana tan ka dhashay in qiimaha sicirka shidaalku uu kor u koco,
Boorama-(Lug)-shidaal la’aan isa soo taraysa ayaa ka jirta gudaha magaalada Boorama waxana tan ka dhashay in qiimaha sicirka shidaalku uu kor u koco,
Boorama-(Lug)- Banaynta wado ay gaadiidku u isticmaali doonaan si kumeel-gaar ah inta uu socdo dhismaha 5km ee laamiga ah ee u horaysa ee isku xidhaysa Dila iyo Boorama ayaa ka bilaabatay magaalada Boorama.
Booqasho Gaar ah Ao ay Lughayanews ku Tagtay Goobta uu Ka Socdo Dhismaha Kawaanku”.
Bilawgii Jaam.Camuud Waxay U Muuqatay Mid Aanan Hirgalayn Maantana, Sidaas Oo Kale Dhismaha Jidka Isku Xidha Camuud iyo Dilla Waa Iskuday Wanaagsan Oo Mudan In La Tijaabiyo” Prof. Xasan, ASARDA
Borama-(Lug)-Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada madaxtooyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha.
Borama-(Lug)-ASARDA waa haayada horumarinta wadooyinka Gobolada Awadal iyo Salal waxayna baryahanba ku hawlaneyd kulamo kala gadinsan oo ay la yeelanayeen ardayda dugsiyada sare ee magaalada Borama.
Borama-(Lug)-Anagoo ah ardayda dhigata jaamacada Eelo American university waxaanu aad uga xunahay cadaalad darada durba ay sameeyeen gudiga doorashooyinka ee Somaliland
Sana’a-(Lug)-Safiirka wadanka Engriiska u fadhiya Yemen Tim Torlot ayaa ka badbaaday weerar uu kuqaaday qof is qarxiyey isga oo safiirku ku siijeeda xaga safaarada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale kaahin iyo weftigii uu hogaaminayey ee booqashada ku joogay Dalka Ethiopia caasimaddiisa Addis Ababa,
Sana’a-(Lug)-Ururka Xamaas gaar ahaan qaybtiisa hubaysan ee la yidhaa Cisudin Al-qasam ayaa maalintii shalay soo saartay Film Cartoon ah oo ay fariin ku gadhsiinayso dawlada iyo shacabka Israel
Borama-(Lug)-Agaaimaha isbitaalka Guud ee Boorama Dr.Ismaaciil X.Muxumed Aye ayaa shalay seeska dhigay dhisme la doonayo in lagu daaweeyo dadka wax ka qaba dhinaca maskaxda ama dhimirka
Qaraxyadii Foosha xumaa ee lagu kacay Somaliland ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawacba soo gaadhsiiyay Muwaadiniin reer Somaliland ah oo ku kala sugnaa Safaarada Itoobiya, Xafiiska UNDP, iyo Xarunta Madaxtooyada Somaliland,
Gudoomiyaha ololaha dooroshooyinka ee Xisbiga UDUB oo ay weheliyaan xubno sarsare oo ka tirsan Xisbiga UDUB ayaa ka qaybgalay munaasibad ay soo qaban qaabiyeen dhilinyarada garabka UDUB
Boorama-(Lug)-Munaasabada wayn oo lahayd laba ujeedo ayaahayada DRC ay ku qabatay xatunta Mana Guest House ee Magaalada Boorama, Munaasabadan
Boorama-(Lug)-Xuska 7aadka waxbarashada Aduunka oo ku began 7aadka u dambeeya bisha April sanadwalba ayaa laga xusaa magaalada Boorama, xuskii maanta oo uu soo qabanqaabiyay
Borama-(Lug0-Waxaa magaalada Borama booqasho ku yimiday saraakiil ka socotay Bangiga horumarinta Islaamka ee fadhigiisu yahay magaalada Jiddah,
Hal Dugsi Ayaa Balan Qaaday 1km Dhismihiisa….Waano Dhirbaaxo Ku Aadan Qurbojooga Awdal/Salal Oo Waxqabadkoodu aanu waligii Qabyo Bixin”.
Boorama-(Lug)-Guddomoyaha hayada ASARDA Prof. Xasan cali Cismaan oo ay weheliyaan Gud. ASARDA Mud. Cabdiqaadiir Aadan Nuur iyo Basre Jire oo xubin ka ah hayada ASARDA
Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha hayada samaynta wadooyinka gobolada Awdal iyo Salal Prof. Xasan Cali Cismaan ayaa maanta sababeeyay waxa ay u qabsoomi wayday bilowgii 5ta km ee u horeeyay ee wadada isku xidha Dila iyo Camuud oo lagu waday inay bilaabato 24ka bishan April 2010.
Boorama-(Lug) Culimada Waawayn ee Magaalada Boorama ayaa maanta khudbadihii salaadii Jimcaha ku soo qaatay mawduuc ay kaga waramayayeen hadalka wanaagsan,
Kulmiye waxa haddii uu guulaysto wuxu soo dhisi doonaa dawlad tayo leh oo tiro yar oo saacado kooban shaqaysa. Waxa aannu wax ka qaban doonnaa tayaynta iyo horumarinta Ciidamada Qalabka sida, kobcinta dhaqaalaha, la dagaallanka saboolnimada.” Axmed-Siilaanyo.
My home city, Borama, is ever taking a progressive shape in all developmental levels. For instance, the city is getting larger with many tall buildings and modernly designed houses every here and there,
Borama-(Lug)-Tartanka kubada Cagta ee jaamacada EAU ayaa ka bilaamay garoonka kubada cagta ee magaalada boorama taasi oo ah tartanka loo qabto dhalinta wax kabarata jaamacada Eelo
Hargeysa-(Lug)-Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge, ayaa isaga oo dhamays tiran waxa uu u qornaa sida tan ‘’Golaha Wasiirada