Sana’a-(Lug)-Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Boqorka Muuse Dahir Tukale iyo Boqorada Ubax Ibrahim Abdi oo uu meherkoodu ka dhacay maanta magaalada Sana’a ee cariga wadanka Yemen waxayna leeyihiin noqda ku wii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano Amiiiiiiiiin.
1-Mohamed Ali Omar
2-Omar Ali Omar
3-Mohamed Cawale Ahmed
4-Idiris Aadan Rage
5-Ahmed Osman Aare
6-Qalib Mohamed Abdala
7-Abdilahi Aadan Nur
8-Ahmed Nur Hussein
9-Abdirahaman Sh.farah
Wariye:-
Xamse Maxmuud Cabaas
Lughayanews-Sana’a-Yemen


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo meher: Boqorka Muuse Dahir Tukale iyo Boqorada Ubax Ibrahim Abdi Oo Meherkoodu Ka Dhacay Maanta Magaalada Sana’a Ee Dalka Yemen "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback