Sana’a-(Lug)-Ururka Xamaas gaar ahaan qaybtiisa hubaysan ee la yidhaa Cisudin Al-qasam ayaa maalintii shalay soo saartay Film Cartoon ah oo ay fariin ku gadhsiinayso dawlada iyo shacabka Israel taasi oo ay ku doonayaa in ay Israel dhamaystiro heshiis kii hore ay uwada galeen ee ahaa in ay sii dayndoonaa askariga maxbuuska ah ee Gacaad Shaliid ee gacantooda ku jira hadii ay Israel siidayso maxaabiista Falastiiniyiinta ah ee ka buuxa jeelasha Israel.
Waxa kale oo ay uga digeen Israel hadii ay fulinwaydo heshiiskasi in ay dili doonaa askarigaasi qafaalana doonaan askar kale, film ka ayaa muujinaya dadaalka ugu jiro waalid ka dhalay askarigaasi sidii loo soodayn lahaa inan kiisa waxana film ka ay ku gaba gabaynayaa wali fursad ayaad haysataan.
link-ga hoose ka daawo flim ka
http://www.alqassam.ps/arabic/video.php
Wariye:-
Xamse Maxamuud Cabaas
Lughaya news-Sana’a-Yemen


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Xamaas Oo Fariin U Dirtay Shacabka Iyo Dawlada Israel "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback