be.jpgSana’a-(Lug)-Safiirka wadanka Engriiska u fadhiya Yemen Tim Torlot ayaa ka badbaaday weerar uu kuqaaday qof is qarxiyey isga oo safiirku ku siijeeda xaga safaarada.

 be.jpg

Warar ayaa sheegaya in wax dhibaata ahi aysan soo gaadhi safiir balse laba qof oo kale ay ku geeriyoodeen halka warar qaar sheegayaa in ay ku dhaawac meen dhawr qof oo taagnaa dariiqa xiliga uu dhacayey weerarku.

sb.jpg
 
Afahayeenka Safaarada Ingriiska ee Yemen ayaa sheegay in Safaarada la xidhay ayna xidhaan doon isaga oo aan sheegin mudada ay sii xidhnaan doonto.
 
Dhinaca kale dawlad Yemen ayaa cambaaraysay weerarka kuna tilmaantay in uu wato calaamadihii AL-Qacida oo mudooyinkii u dambeeyey beegsanayey safaarada ajanabiga weerarkii ugu danbeeyey ee noocani oo kala ahaana waxa lagu qaada Safaarada Maraykanka ee Sana’a 2008 waxana ku geeriyooday ku dhawaad 16 qof.
 

Wariye:-
Xamse Maxamuud Cabaas
Lugahay news-Sana’a-Yeman