11.jpgBorama-(Lug)-Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada madaxtooyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha. 
 Waxa aynu ka war haynaa in doorashoyinki Madaxweynaha iyo K/xigeenka  ee Somaliland, sida la filayo, inagu soo fool leeyihin dhowaan, haddi eebe idmo.  Sida aynu ogsonahay xisbiga Kulmiye waxa uu aad ugu faanaa taagerada laxaadka leh ee uu ka haysto shacabka Somaliland, haday noqoto dalka gudahisa iyo dibadiisaba.  Sida aynu la wada socono xisbiga Kulmiye waxa uu dalka gudahiisa iyo dibadiisa ku leeyahay guddiyo iyo madax maamusha hawlahiisa iyo geedi socodka xisbiga.  Sidaas darteed, maadama la filayo in dhowaan lagu dhowaaqo qabaashada doorashada Madaxtooyada, isla markaana diyaar garowgi ka socda dalka gudahiisi.  Waxaa la go’aamiyay in la sameeyo guddi farsamo oo ah qurbojooga reer Somaliland ee taageera xisbiga Kulmiye.

XUBNAHA GUDDIDA

Maadama ujeedada ugu weyn ee guddidan tahay taakulaynta iyo fududeynta hawlaha guddiyada Kulmiye ee qurbaha, waxa xubnaheedu ka koobnaan doonan:
a) Guddomiyayasha iyo Madaxda Laamaha Kulmiye ee Europe iyo North America
b) Tagerayasha iyo hormoodka Kulmiye ee Europe & North America, kuwaaas oo takhasus u leh howlaha guddian

SHAQADA, HADAFKA, AWOODA & HAWLAHA GUDDIDAN

a) Taakulaynta xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye, dhanka warbaahinta, wacyi galinta iyo guud ahaan ololaha
b) Taakuulaynta guddiyada iyo laamaha Kulmiye ee Europe & North America, dhinac farsamo, talo & waxii kale ee ay uga baahdan
c) Ka hawlgalka sidii loo heli lahaa ilo dhaqaale oo ka madax banaan kan laamaha xisbiga Kulmiye ee qurbaha
d) Isku duba ridka iyo ka hawlgalida muraaqibin xisbiga Kulmiye oo ka dhoofa wadan walba oo qurbaha ah

DHISMAHA GUDDIDA

Isla markaa, si looga midho dhaliyo hawlaha iyo ujeedoyinka guddidan farsamo, waxa ay u kala hawl gali doona una sii kala farcami doontaa sadex guddi-hoosaad oo kala ah:
Guddi-hosadka dhaqalaha
Guddi-hosadka warbaahinta
Guddi-hosadka Istaraatijiyada

Sadexdaas guddi hoosad mid walba waxa auu yeelan doonaa maamulie iyo maamule ku xigeen.  Guud ahaan guddida olalaha ee qurba joogana waxa guddomiye ka noon doona Md Cisman Saxardiid Cadaani oo ah xidhidhiyaha laamaha Kulmiye ee UK.  Waxa isaguna dhanka masuuliyanta sare ee xisbiga guddidan odey uga ah Dr Maxamed Cabdilahi Cumar oo ah Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Arrimaha Dibedda.

Gebagabadii, waxa xusid mudan, in dhamaan guddiyada xisbiga Kulmiye iyo laamaha Kulmiye ee ku yaala wadamada kala duwan ay hawlahoodii usii wadan doonan sidoodi hore.  Hadday noqoto mid dhaqaale samayn, ururin iyo dar dar olole, isla markaana sidii ay hore ugu shaqayn jireen wax is bedel ah ku samaynayn guddidan olole.  Iyada oo ujeedada guddidan olole tahay sida aan kor kuso xusnay taakulaynta guddidayada qurbaha iyo gudaha, helida ilo dhaqaale oo ka duwan habka imika laamahas dhaqalaha u sameeyan iyo warbaahinta iyo wacyi gelinta.

Xubnaha Guddiga Ololaha Doorashada Xisbiga KULMIYE ee Qurbaha.
Cismaan Saxardiid ‘Caddaani’ (Guddoomiye)

Europe: UK, France, Sweden, Norway, Denmark
1.      Cabdirisaaq Ibrahim Kooshin Alpho
2.      Faarax Xasan Jagac
3.      Xuseen Caydiid
4.      Abdow Aayir
5.      Cabdi Bacow
6.      Ibraahim Xuseen
7.      Axmed Cadare
8.      Suldan Kabadhe
9.      Xasan Cali Wayd
10.  Yusuf Xariir
11.  Mukhtaar Tayse
12.  Jama Ahmed (Qaylo)
13.  Axmed Carwo
14.  Cali Xaamud Jibril
15.  Caasha Ayban
16.  Maxamuud Raage
17.  Maxamed Xirsi Dudo
18.  Maxamed Nuur- Xariif
19.  Axmed Xasan Cunaaye
20.  Kayse Xiddig
21.  Jibril Cali Muse
22.  Abdikhalaq M Xaji Abdi
23.  Prof. Maxamuud Muumin
24.  Xasan Cismaan
25.  Ibrahim Xujaale
26.  Yurub Qaalib
27.  Axmed Saleebaan Cawad
28.  Jama Indha Case
29.  Maxamed Yoonis
30.  Ahmed XajiIbrahim X Maxamed
31.  Cismaan Caynteenle
32.  Dahir Jama
33.  Jaamac Iidle
34.  Fadxiya Jaamac
35.  Caydaruus
36.  Saalax Maxamad Diriye
37.  Muuse Askar
38.  Zakaria Dahir Cige
39.  C/Samad Furre
40.  Cabdi Dahir Camuud
41.  Maxamed Jama Duale
42.  Abdilahi Mohamed Suldan Adami.
43.  Kayse Aadan
44.  Abdourahman Yasin
45.  Maxamed Ibrahim
46.  Abdulqadir M Xarbi
47.  Foosiya  Maxamuud
48.  Osman Abshir
49.  Sulub I warfa
50.  Cali Jaamac ‘Cali dheere’
51.  Ahmed H Nur

NORTH AMERICA1.      Ismaaciil Maxed Jama Xayraan
2.      Saxardiid Shaacir
3.      Cabdillahi Geeljire
4.      Xaashi Ismaaciil
5.      Maxamuud Lafcambe
6.      Maxamuud Nugidoon
7.      Raashiid Gaaruf
8.      Prof. Amina Adan
9.      Saynab X Adan
10.  Xuseen Cabdi Ducaale
11.  Maxamed Beergeel
12.  Abubakar Xaamud Jibril
13.  Jama Yusuf Abdilahi Bashe
14.  Abdirizak Sharif
15.  Mustafe Cartan
16.  Asha Hussein Qawdhan
17.  Cabdilahi Sellin
18.  Ismaacil Shahmaad
19.  Hussein Seerar
20.  Yusuf Awale Ateye
21.  Saleebaan Egeh
22.  Ahmed Aden Dheri
23.  Ahmed Noor MN
24.  C/Rashid Cumar Madobe
25.  Mahdi Abdi Gaboose
26.  Omer Sanyare Ali Guhaad
27.  Saeed Suleiman
28.  Dr.Jama Hirad
29.  Abdillahi Bulaleh
30.  Salim Sahardeed
31.  Osman Aw Abdi
32.  Dr. Mohamoud Noor  (Abaayo)
33.  Shamis qardajeex
34.  Dualeh Mohamed Hersi
35.  Ahmed Ibrahim Juqdhowr
36.  Elmi Isse Gabobe
37.  Hassan Abdi Maah
38.  Khadra Ibrahim Yussuf
39.  Abdirizak Jama Noor
40.  Ahmed Suleiman Bidar
41.  Abdirahman Ali Essa
42.  Mohamoud Ismail Abdi
43.  Mohamed Jama Deria
44.  Abdi farah Adan
45.  Yussuf Awale Ataye
46.  Shardeed Mohamed Shacir
47.  Osman Aw Abdi
48.  Jama yussuf Bashe
49.  Yussuf Omar Madobe
50.  Mohamoud Shukri
51.  Ibrahim Rageh
52.  Abdirahman Guleed Abdilla

AUSTRALIA1-Hassan A.M.Halac2-Yusuf Cadani Yusuf

3-Xariir Heebe gagale
4-Nimco Yayiin
5-Saciid Daud
6-Mustafe Abobaker Haruun
7-Abdi Gani Osman Suleyman
Madaxa guddi hosadka dhaqalaha Iyo ku Xigenkisa
Ismail Xayran
Abdirisiaq Alpho
Madaxa Gudihosadka Warbahinta iyo Ku Xigenkisa
Yusuf Xariir
Xasan Osman
Madaxa gudihosadka istaratijiyada
Rashid Garuf
Zaynab H Adan
Suuqgaynta iyo Bandhigidda Hawlaha Guddiga Ololaha
Cabdi Yusuf Jaamac