Cabdikariin Xuseen Caateeye
Cabdale Cali Yuusuf
Mukhtaar Cumar Muumin
Cabdikariin Xuseen Caateeye
Cabdale Cali Yuusuf
Mukhtaar Cumar Muumin
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo aan la sii shaacin ugu kicitimay waddamada Jabuuti, Itoobiya iyo Faransiiska,
Sana’a-(Lug)-Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Boqorka Muuse Dahir Tukale iyo Boqorada Ubax Ibrahim Abdi oo uu meherkoodu ka dhacay maanta magaalada Sana’a ee cariga wadanka Yemen
Borama-(Lug)-20-kii bishan April waxay ahayd maalin kale oo welwel iyo walaac kusoo kordhisay xukuumadda Rayaale iyo xisbiga UDUB kaddib markii ay xisbiga mucaaradka ugu weyn ku biireen haldoorkii ,
Waxaa naloo sheegay in raashinkaasi dib loogu soo celiyey suuqyada Borama si loo iibiyo“.
Borama-(Lug)-Masuuliyiinta Hayada Hormarinta Wadooyinka Gobolada Awdal/Salal (ASARDA) ayaa manta la kulmay ardayda dugsiga Sare ee UBAYA BIN KACAB, kulankan oo ka dhacay xarunta dugsigaas ayaa
Borama-(Lug)-Cabsida iyo walaaca laga qabo in wakhtigan uu roobku ka da’ayo magaalada Borama ay ka dhashaan cudurada faafa oo uu shuban biyoodku ka mid ah ayaa isa soo taraysa
Borama-(Lug)-Kulan hal maalin qaatay oo lagu falanqaynayay habka ugu haboon ee loo maarayn lahaa ururinta Walxaha qarxa isla markaana loo fulin lahaa meelmarinta xeerarka ka dhan ka ah Walxaha qarxa ee dalka ayaa ka dhacay magaalada Borama.
Borama-(Lug)-Maamulka shirkadda Biyaha Boorama ayaa iska leexiyey cabashooyin beryahan dambe dadweynuhu kaga cabanaayeen dhadhanka biyaha magaalada oo isbeddel ku yimid, isla markaana cabitaankoodiu ku adkaaday dad badan gaar ahaanna carruurta yaryar.
Borama-(Lug)-Wafti uu hogaaminayo Safiirka dalka Faransiiska u fadhiya dalka Djibouti Md. Dominique Desherf ayaa manta booqasho ku yimid Magaalada Borama waftigan ayaa waxa soo dhaweeyey badhasaabka G/Awdal
Hayada Care oo bixisay $35,000 oo dhaqaale kobcin ah iyo Hayada DRC oo Goronyo Cowl u aqoonsatay tuulo wax badan ka qabsatay mashaariicdii ay bixisay sanadii 2009..
TORONTO- Wada hadal lagaga hadlayo dhismaha jidka iyo maalgalintiisa ayaa barito oo axad ah bishuna tahay 18 April 2010 lagu wadaa in uu dhaco. Kasoo qayb gal hadii aad danaynaysid arimahan
Borama-(Lug)-Cabashooyinka ku saabsan caddaaladarada iyo xadhigga sharcidarada ah ee dadweynaha Boorama kaga caban jireen maxkamadda gobolka Awdal ayaa waayadan dambe hoos u dhacay
Borama-(Lug)-kooxo dhallinyaro ayaa mar kale khatar ku haya amniga magaalada kaddib markii labadii habeen ee ugu dambaysayba ay shiid ku gelefeen qaybo ka mid ah magaalada iyo qaar ka mid ah gaadiidka dadweynaha
Berbera-(Lug)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasin, ayaa saaka galinki hore kasoo dagay gegadda diyaaradaha ee magaalada Berbera, waxaana halkaa kusoo dhaweeyay masuuliyin badan
Borama-(Lug)-Madasha maxkaxmaal ee magaalada Borama ayaa hebeen hore waxa lagu soo buug ka hadlayay soo jireennimada Somalida ee bilowgii qarnigii 19-aad kaasi oo lagu qeexayay in carabtu ay Somaali
Borama-(Lug)-Masuulyiinyta G/degaanka Boorama iyo qaar ka mid ah xildhibeenada Golahaasi ayaa waxa ka dhex aloosan khilaaf dhalin gaadhay in gacmaha la islula tegi kaddib
Borama-(Lug)-Tobannaan ka mid ah culimaa’uddiinka qaar ka mid aha magaalooyinka Somaliland ayaa maanta soo gaadhay Boorama halkaasoo sida la sheegay shir ama aqoonisweydaarsi uga bilowday .
Borama-(Lug)-Labadii maalmood ee ugu dambaysay ayaan warbaahinta Somaliland ku arkayey eedeymo , cambaareyn iyo cadaawad siyaasadeed oo uu wasiirka ciyaaraha Somaliland Maxamuud Siciid Maxamed u jeedinayey masuulyiinta sarsare ee xisbiga Kulmiye ,
Waxaan u mahadcelinayaa siday arrintaasi noogala shaqeeyeen ciidamada federaalka Itoobiya iyo Booliska Aw Barre “ Taliyaha saldhigga Boorama..
Borama-(Lug)- Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari), ayaa maanta shaaciyay
Munaasibad labaadhan oo ay kusoo saareen ardayda dugsiga sare ee Al Aqsa jraa id sanadeedka dugsiga kasoo baxa sanadwalba taasi oo ay soosaaraan ardayda dugsigu gaar ahaan kuwa fasalada “form 3”
Borama-(Lug-Dhulgiriir baladhan oo xalay ka dhacay magaalada Boorama ayaa gilgilay dhamaanba daaraha dhaadheer iyo kuwa gaagaabanba ee ku yaala magaalada halkaasi oo ay qaarka mid dadwaynaha ku dhaqan magaaladu
Aabo Axmed Cabdilaahi Nuur
Hooyo Cibaado Barkhad
Layla Axmed Cabdilaahi