Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta soo saaray Degreetooyin uu ku magacaabay, dhawr Wasiiru-dawle oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta soo saaray Degreetooyin uu ku magacaabay, dhawr Wasiiru-dawle oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland.
Hargeysa-(Lug)-Xubno xilal kala duwa ka hayey Xisbiga talada haya ee UDUB ayaa maanta illaa caawa iska casilay xilalkii ay ka hayeen Xisbiga UDUB, iyagoo ku eedeeyey inuu lumiyey kalsooniddii dadweynaha reer Somaliland.
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Boorama ayaa boobay si sharcidarro ahna ku degey dhul ku yaalla waxa kasii hadhay seerihii Boorama. Saddexdii casho ee u dambaysay ayaa la arkayey boobka dhulkaasi
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah masuuliyiinta g/Awdal kaga ira xukuumadda madaxweyne Rayaale ayaa labadii ama saddexdii casho u dambaysayba Boorama u jooga arrimo lagu tilmaamay inay la xidhiidhaan abaabul siyaasadeed
Borama-(Lug)-Munaasibadan oo ay soo agaasimeen dhamaanba garabka haweenka ee beelaha Habar Cafaan ee gobolada Awdal iyo Salal ee ay ku muujinayaan taageerahooda ku wajahan xisiga kulmiye
Boorama-(Lug)-Boqolaal taageero ah ayaa isugu soo baxay barxada iyo gudaha xafiiska xisbioga kulmiye maanta, madashan ayaa waxa ay ahayd mid uu maamulka xisbiga ee gobolka
Boorama-(Lug)-Buunadadan cusub ayaa waxa ay noqon doontaa mid wax wayn ka tarta isku socodka ganacsiga iyo baabuurta ee jidka isku xidha Baki iyo Boorama, waxana maanta dhagaxa dhigay Badhsaabka gobolka Awdal
Boorama-(Lug)-18 ciqaal salaadiin iyo madaxdhaqameedyo isugu jira oo ka tirsan beesha Reer Axamed ee dagaamka Boorama ayaa maanta ku qabtay shir jaraa’id hoteel Rays ee magaalada Boorama,
Hargeysa-(Lug)-Guddiga Doorashooyinka ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday, in maalinta khamiista ee todobaadkan ay dalka ka bilaabmi doonto ololaha doorashada madaxtooyada ee loo qoondeeyey in ay qabsoonto 26-ka bisha June.
Boorama-(Lug)-Shir ay albaabadu u xidhnaayeen oo maanta galinkii dambe u qabsoomay ururka ay ku bahoobeen dhalinyarada beesha reer Faarax Nuur
Borama-(Lug)-Wasaarada dhirta iyo daaqa ee gobolka awdal waxaa ay gabtay ayaa la odhan karaa kadib markii ay waxba ka qanban wayday xaalufka
Wiilashu Way Fiicnaayeen Balse Waxa Ay Wali KA Didsanaayeen Dayaankii Qaraxa iyo Aragtidii Maryihii Dhiigiu Qariyay iyo Hadhaaagii Hilbkii Cadcadka Noqday ee Labdii Haweekana Ahaa AHUN”
Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Sh. Cabdilaahi Cige yaa maanta xadhiga ka jaray Awdal Restaurant and Cafeteria cusub oo maanta laga furay magaalada Boorama,
Maanta Daahir rayaale madaxweyne maaha ee waa Musharraxa xisbiga UDUB”
“Waxan Daahir Rayaale ku xusuusnaynaa laba labada qol ee uu Boorama ka dhistay”
“Maanta reer Awdal qafiskii lagu xidhay wuu jilcay wayna ka baxayaan ”
“Siilaanyo kuma jirin kuwii Boorama soo galay, kumana jirin kuwii kalabaydh ku laayey jidgooyada”
Borama-(Lug)-Haweenay ka tirsan muwaadiniinta degaanka Boorama ayaa xeer iliyaha gobolka Awdal Axmed Cismaan Mire ku eedeysay inuu la saftay dembiilayaal dhulboob ah,
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha Olalaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbiga UDUB Cismaan Cabdillaahi Cigaal ayaa gacan laga jabiyey, isla markaana dhaawacyo kale la soo gaadhsiiyey,
Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta Magacaabay Guddi loo Xilsaaray Hawlaha Dar-dargelinta Doorashooyinka Madaxtooyadda
1 Axmed Muxed Catoosh Aadan
2 Xasan Axmed Catoosh Aadan
3 Shucayb Axmed Catoosh Aadan
Borama-(Lug)- Madaxii xidhiidhka dadweynaha, wasaaradda warfaafinta C/qani Axmed Askar ayaa sheegay inuu xilkii uu wasaaradaasi ka hayey iska casilay isla markaana ku biiray xisbiga Kulmiye.
Xukuumadda maantu waxay soo celinaysaa dagaaladii sokeeye ee 93kii dhammaaday “‘
Reer Awdal waxaan leeyahay sidii la idiin doortay maanta u doorta xisbiga Kulmiye oo abaalkii celiya”
Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta soo saaray Warsaxafadeed kooban oo loo qaybiyey Warbaahinta, kaasoo ku saabsanaa dadka ku xukuman fal dambiyeedka Argagixisadda ee haatan ku xidhan Jeelasha Somaliland.
Axmed Siciid Cige Iyo Yuusuf Garaad Ayaan U Malaynayaa Inay Shirqool U Maleeyeen…. Muwaadin Reer Boorama Ah