Sana’a(lug)-Dhamaan dadka hoos ku xusan wax ay hambalyo iyo bogaan u dirayaan Omar Dahir Tukale iyo Khadiija Maxamed Muxumed oo uu meher koodu ka dhacay maagaalada Diridhawa ee wadanka Itoobiya waxa ay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiiiiiiiiiiiiiiiin.
1-Muuse Dahir Tukale xaaskiisa
2-Maxamed Cali Cumar iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3-Maxamuud Dahir Tukaanle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4-Rooble Dahir Tukaale iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
5-Cumar Cali Cumar iyo xaaskiis iyo Caruurtiisa
6-Ahmed Cisman Aare iyo Xaaskiisa
7-Xamse Maxamuud Cabaas iyo xaaskiis iyo caruurtiisa
8-Maxamed Cawaale Ahmed iyo xaaskiisa
9-C/laahi Aden
10-Qaalib Mohamed Cabdalla
11-C/raxman Sh.farax



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hamblyo Meher:Boqorka Omar Dahir Tukale Iyo Boqorada Khadiija Maxamed Muxumed "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback