Borama-(Lug)-Duhurnimadii Maanta ayaa laga dareemay magaalada Borama inay hawada ka baxday Idaacada FM-ta ah ee Bbc-da , lama garan karo waxa sabobay hawo ka bixidan waxase ay dad badani u malaynayaan
Borama-(Lug)-Duhurnimadii Maanta ayaa laga dareemay magaalada Borama inay hawada ka baxday Idaacada FM-ta ah ee Bbc-da , lama garan karo waxa sabobay hawo ka bixidan waxase ay dad badani u malaynayaan
Borama-(Lug)- Masuuliyiinta xisbiga UDUB ee G/Awdal ayaa shalay huteel Rays dhexdiisa feedh iskala daalay wakhti madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasiin halkaa ku sugnaa,
Borama-(Lug)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta usoo baqoolay dhinaca Hargeysa kaddib markii uu shalay dhagax dhigay qaybtii ugu horreysay ee jid laami ah oo isku xidhi doona Boorama-Dila-Cammuud.
Boorama-(Lug)-Ilaa galinkii dambe ee maanta ayaa waxa ay sheegayaan wararka ka imanaya dhinaca degmada Saylac ee Gobolka Salal inay ka da’ayaan roobab xoogan. Sidan waxa lughayanewa u xaqiijiyay Duqa degmada
Waxa aan Soo Aragnay Dad Isbedel U heelan Una Diyaar Ah Inay Kulmiye U Codeeyaan…Waxan Lenahay Siyaasiyiinta Xidhxidhan Si Dhaqso Ah Ha Loogu Soo Celiyo Xoriyadoosii….Eng. Saylici
Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha Hayada Hormarinta Wadooyinka ee ASARDA Prof. Xasan Cali Cismaan ayaa maanta siwayn uga mahadnaqay hawlihii furitaanka jidka,
Daqiiqado Yar Ayay Gabi Ahaanba Istaageen Baabuurta Iyo Socodkii Dadku Waxana Dibada Wareegayay Danbayl Wadata Caro Aad U Kulul”
“Deeqo, Balanqaadyo iyo Taageero Muuqda Ayaa Loo Muujiyay Jidadka G/Awdal iyo Salal Hormarintooda”..
Boorama-(Lug)-Waxa maanta si habsami ah uga bilaabmay magaalada Boorama Talaalka Lixda Cudur ee Dilaaga ah eek ala ha Jadeecada, Kojisada,
Boorama-(Lug)-Shirar Jaraa’id oo ay si kala gooni gooni ah u kala qabteen axsabta mucaaridka ah ee Kulmiye iyo UCID ayaa maanta ka hadlay sabatii ay uga baaqdeen qaybtii labaad
Boorama-(Lug)- Madaxwayne ku xigeenka Somalind Axmed Yusuf Yaasiin oo ay weheliyaan Wasiirad Wasaaradaha hawlaha Guud, Macdanta iyo Biyaha iyo Warfaafinta iyo Madax kale oo xukuumada iyo xisbiga Udub ah,
An Air India Express passenger plane from Dubai crashed outside an airport in southern India today killing 158 people when it burst into flames after overshooting the runway and ploughing into a forest.
Borama-(Lug)- Komishanka qaranka ayaa aakhirataankii maanta gelinkii danbe gacanta kusoo dhigay soona xereeyey mid ka mid ah sanaaduuqdii kaadh beedelka oo la dhigay goob ka mid ah goobaha kaadh bedalaadda ee Boorama
Borama-(Lug)- Wejiga labaad eekaadhka loogu beddelayo codbixiyaasha G/awdal ayaa urri si rasmi ah uga bilaaban doona degmooyinka G/awdal .Sida uu ii xaqiijiyey gudoomiyaha komishanka qaranka ee G/awdal ,
Lughaya-(Lug)-wafti balaadhan oo kasocda xisbiga kulmiye oo uu hogaaminayay musharaxa madaxwayne ku xigeenka kulmiye Eng C/raxmaan Ismaaciil C/Laahi “Saylici”
Hargeysa (Lug)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga UDUB Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Hindi) oo la xidhiidhay in uu qaatay saddex Kaadh oo ka mid ah kuwa cusub ee
Siyaasadda dibadda ee Kulmiye waxaa hagaya aragtiyo ku salaysan nabadayn, iskaashi, jaarwanaag iyo aayo-katalin” Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Kulmiye Dr. Maxamed C/laahi Cumar
Hargeysa-(Lug)-Shirkadaha DIyaaradda ee Daallo Airlines ayaa dib u bilawday duulimaadyadeedii caadiga ahaa ka dib markii ay muddo dib habayn ku jirtay.
Borama-(Lug)-Wakiilka xisbiga Kulmiye ee G/Awdal ayaa ka warbixiyey ilaa hadda sida ay u socdaan hawlaha kaadhqaadashada codbixiyayaasha reer Awdal kuna beegnayd shalay
Borama-(Lug)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga talada haya ee UDUB Barkhad Cumar X.Khayre ayaa maanta gelinkii hore ciidamada amniga Boorama xabsiga Booliska u taxaabeen halkaasoo uu weli ku xidhanyahay.