Hanjabaado Caga Juglayn iyo Xadhig Ayaa Lala beegsanayay Saraakiisha Kulmiye Waxana Waday Falalkaas Kooxo Abaabulan Oo……….Axmed Xaddi Sidci
Boorama-(Lug)-Shir jara’id oo markii ugu horaysay ay qabteen saraakiisha sarsare ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Afdal ayaa waxa ay kaga warameen inay maalmihii doorashada jireen cadaadis, cagajuglayn iyo xabsi galin ka dhan ah saraakiisha sarsare ee
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa sheegay inay aaminsan yihiin inay ku guulaysanayaan doorashadii madaxtooyada ee maalintii Sabtida ka qabsoontay dalka Somaliland,
Boorama-(Lug)-26kii June guud ahaan gobolka Awdal oo dhan waxa ay dadkiisu ka sinaayeen sida loogu dareeray doorashooyinka, xiiso aad ah ayay dadku u hayeen inay codkooda dhiibtaan,
Hargeys-(Lug)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dawladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti
Waxa lasii xidhxidhay Siyaasiyiintii, Salaadiintii iyo goob-joogayaashii iyo masuulyiintii X/Kulmiye maalin ka hor
Ciidammo beelaysan oo ka yimid dalka Itobiya ayaa afduubay qaar ka mid ah qurbajoogii xisbiga Kulmiye ee kormeerayey goobaha codbixinta.
Boorama-(Lug)-Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta Mud. Axmed X. Daahir Cilmi iyo Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Xuseen Caynaan
Boorama-(Lug)-Xarunta gobolka Awdal ee magaalada Boorama ayaa waxa soo wada gaadhay dhamaan sanaadiiqdii codbixinta ee degmada Boorama, waxana sanaadiiqdan oo xidhan soo gaadhsiinaya xarunta shaqaalahii komishanka
Borama-(Lug)-Tartanka doorashada madaxtooyada ee jamhuuriyada soomaalilnd ayaa shalay cabaaro 7:00 subaxnimo ilaa iyo xalay saacadihii ay gaadheen meelaha qaarkood 10:00
Boorama-(Lug)-Degmooyinka Baki Lughaya iyo Saylac ayay wada xidhmeen goobahii codbixintu, sidan waxa Lughayanews u xaqiijiyay gudoomiyaha komishanka ee gobolka Awdal Cabdirashiid Xirsi mar ay shabakadu ku waraysatay khadka taleefanka, waxa kel oo uu gudoomiyuhu
Boorama-(Lug)-Iyadoo ay hawlaha doorashadu si habsami ah u socdaan ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya in ay ciidamada booliska ee Boorama iyo Xariirad manta xabsiga u taxaabeen Suldaan Daahir Taajaro iyo Gud/Xis. Kulmiye ee Deg. Xariirad Ibrahim Suge Good (Afyuub), waxa kale
Boorama-(Lug)-Si balaadhan ayaa loogu soo bay guud ahaaba doorashada madaxtooyada ee magaalada dalka gobolka Awdal oo dhan, dadka waxa aad moodaysay inay habeenimadii
Boorama-(Lug)-Waxa habsami u socota hawlaha komishnka qaranka ee gobolka Awdal ay ka wadaan gobolka, 90% hawlahu way soo dhamaadeen inta hadhay oo u badan gudaha degmada Boorama
faallo (lug)- doorashada Somali Land ee la filayo inay sahan danbe sabtida 26ka bishan Jun dalkaasi ka qabsoonto haddii ay wakhtigaasi hal todabaad oo kaliya dib uga dhici lahayd,
Boorama-(Lug)-Xoghayihii xisbiga Udub ee gobolka Awdal Mawliid Daahir Allaale ayaa xilkii xisbigaasi iska casilay goor dhawayd, is casilaadan ookusoo beegantay waqti ay maalin kaliya ka hadhsan tahay maalintii codaynta
Hargeysa- (Lug)- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ayaa caawa is-casilay una muuqda inay ku biirayaan xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye
Saaxiibkay Rayaale Waxa Aan Leeyahay Dadku Way Kaa Jeesteen Ee Dadka Raac Oo Todoba Sanadood Ka Hor Waxa Aad Kursiga Timid Adoo Sharaf Leh, Iminkana Waxa Aanu Kaa Doonaynaa Marka Laga Helo, Adoo Sharaf Leh In Aad Hanbalyayso Oo Dalkaaga Ku Noolaato”.
Hargaysa-(Lug)-Munaasibad balaadhan oo galabta Xaafada New Hargeysa ee Magaaalda Hargeysa ayaa waxay Ay beesha Habaryoonis ay taageero laxaadleh umiijisey xisbiga kulmiye ,
Tif-(Lug)-Waxa ay shabakadawararka ee Lughayanews raali galin ka bixinaysaa maqaal lagu daabacay shabakada Lughayanews 20 June 2010, oo uu ciwaankuusu ahaa Beelaha Habar Cafaan Iyo Cadaalad Darrada Ku Haysata Somali Land Ee 20 Jirsatey,
Hargeysa-(Lug)-Halkan waxa aanu ugu gudbinaynaa tirada codbixiyayaasha dorashada Somaliland ee gobol iyo degmo kastaa ka helay natiijada Komishanka Doorashooyinku soo saaray
Waa Madaxsaroo Loo Sacabo Tumo, S/land Siilaanyo iyo Saylici Ka Xulo….” Halhayska Taageerayaasha X/Kulmiye ee Shalay Fagaaraha Khayriyadda Borama..
Borama-(Lug)-Masuuliyiinta cisbitaalka guud ee gobolka Awdal yaa waayadan danbe kaga mashquulsan bukaanada daadsan cisabitaalka guud ee goblka Awdal hawlaha ololaha doorashooyinka ee xisbiga udub
Madaxweynuhu Wuxu Shalay Canaan Kulul Kula Dhacay Wasiiradiisa Oo Uu Ku Tilmaamay Wax Matarayaal Hanan Kari Waayay Hawshii Uu U Diray”…
Hargeysa-(Lug0-Gudoomiyaha xisbiga UCID ah-na musharaxa Madaxweynenimada ee xisbiga Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa war aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay