flower.jpgHambalyo Meher dhamaan jaalidaya reer awdal iyo salal  ee wadanka  south afican waxay hambalyo u dirayaan Meherka Abiib Daahir Camir Iyo Marwo Khadra Muxumed  Xuseen
  oo kale jooga  wadanka Sweden iyo Denmark maherkooguna ka dhacay magaalada Borama   hadaba waxaa  hambalyada diraya  dadka hoose ku xusan
 
1.  Hasan C/Laahi Aadan
2. Maxamed Cismaan  Ahmed
3.Maxamed Maxamuud Samatar
4. Barkhad Xuseen Qalinle
5. Xaaji Diide Xuseen
6. Mukhtaar Ahmed
7. Ahmed Xagaa
8. Nimcaan Nuux Ibraahim
9. Mukhtaar Cabdi  Farax
10. Mawliid Jamac Nuux
11. Mustafe Daahir
12. Hasan  Cabdi Samatar
13. C/Casiis Hargaysaawi
14. Maxamed Cumar Jeeke
15. C/Qaadir Haaruun 
16. Xuseen Shanle
17. C/Raxmaan Cali 
18. Caafi Yare
19. Mustafe  Ahmed Bangaali
20. Ahmed  Cabdi Kaahin
21. Cumar Geedi
22. Muxiyadiin  Maxamed
23. Maxamed Abdi
24 Iimaan  Maxamed  Shire
24  Maxamed Yusuf Shiine
25. Cabdi Qaab
26. Mama  Sahra Xaaji
27 Mama  Qamar
28 Samsam Qarni
29. Hasan  Xuseen
30 . Maxamed  Aamiin Xuseen
 
Waxay dhamaan dadkaasii hambalyo u dirayaan arooska Iyo aroosada ( Mr. Abiib Daahir Camir Iyo Marwo Khadra Muxumed Xuseen oo meherkoogu  ka dhacay  magaalada  Borama. waxaana leenahay wiil iyo caano  gabadh iyo caano  arooskana soo dadajiya.
 
 

Wariye:-
Ibraahi Miigane  ( Mr Zaki)
Lughayanews-Johannesburg