imga0022.JPGBorama-(Lug)-Masuuliyiinta cisbitaalka guud ee gobolka Awdal yaa waayadan danbe kaga mashquulsan bukaanada daadsan cisabitaalka guud ee goblka Awdal hawlaha ololaha doorashooyinka ee xisbiga udub  ee kaga aadan gobolkani  iyada oo jirtay  qodob la odhanaya shaqaalaha dawladu waa u kareeban yahay hawlaha ololaha ee doorashooyinka ee axsaabta oo uu soo saartay gudida anshaxa doorashooyinka dalka waxaa ay beeniyeen oo waxba kama aysan qaadin waxaa markhaati madoon ah ina mid kamida gaadiidka cisbitalka oo nociisu yahay surf ay ku adeegtaan oo ay kaga qayb qaataan  beer dhigaalaynta xisbiga udub ay ka wado dalka  wataana masuuliyiin ay ku bahoobeen   labada masuuliyiin ee xisbiga udub iyo kan cisbitalkuba

imga0022.JPG
 
Hadaba waxaa  is wydiinayaa halka ay iska soo galaan masuuliyiinta xisbiyada iyo kuwan cisbitaalka waxaasna loo aanaynayaa kuwan cisbitaalka inay inta badan ku xidhiidhiyaan hawlo qabiili ah amaba ay dhinacyo kal duwan ay gacalo ka noqon karaan waxaase ay mar walba ay garab maraan oo ay masuuliyiinta cisbitaalka guud ee gobolka Awdal ay ka maal kaga  dhacaan hawlaha bil’aadanimo ee kuwajahan hawlaha dhakhtarka oo ay kamid yihiin ka warhayn bukaanka ee  xaqa uleh in laga wada war hayo iyaga oo aan wax lacag la aani sidaasi hawl galin masuuliyiinta cisbitaalka waxaa ay ahayd oo kuwajahnayd inay had iyo jeer amaba hadba Dictor ku sugnaado gudaha cisbitaala hadaba kashaqada lihi

imga0023.JPG
 
Waxaa ku cadaynaynaysa inay gabeen amaba ay waxba kala socon intan uu socdo ololaha doorashooyinka axsaabta kuloolamaysa hogaanka dalkani inaanay kusugnaynba masuuliyiinta madashii loogu talagalay marka laga reebo ardayda wax kabarata Jaamacada Camuud Kulliyadeeda Caafimaadka oo aydan u tahay inay tobobar ku qaataan  dadka halka dunida kale lagu qaato waxyaabo aan noolay balse waa  kasoo waday oo waxaa aynu kunool nahay  dunida saddexaad  iyo kuwo waliba kasii liita hadana Dictors-ka ama masuuliyiinta Isbitaalka waxaan leeyahay kama maqnaan karaan hawlaha bil aadanimo iyo waxqabadaka shaqada aad u hayso dadwaynaha  mar hadii aad qaaday xilna waa inaad gudata oo aad sida ugu haboon

imga0024.JPG
 
Marka laga tago hawlaha kutirikutenta ah waxaa cad inay gabeen hawlaha hanaan socodka geediga caafimaad  ee goonaha caafimaad ee gobolkani Awdal waxaa mudo ka badan 22-saacadood laga waayay cisbitaalka guud qofku taaga faleebo nafaqo celin ah midkamida bukaanada yaalaa Isbitaalka  oo ah tan ugu muhiimsan ee  goobaha  caafimaad ee gobolka Awdal  markii la helay mid kamida ardayda wax kabaratay jaamacada Camuud kuliyada caafimaadkana waxaa uu amray in lagu taago faleebada nafaqo celinta ah  mudo yar kadib waxaa kasoo daba galay midkale oo wax kabartay isla kuliyada caafimaadka ee jaamacada camuud waxanu amray sid agdag ah in loga joojiyo faleebadaasi iyada ah hadaba intii ay isuwaydaaraynayeen ardayda waan wali tobobarkood caafimaad udhamaan halkee ayay ku maqnaayeen masuuliyiintii cisbitaalku.

imga0025.JPG

imga0026.JPG

imga0027.JPG

imga0029.JPG

imga0030.JPG

imga0031.JPG

imga0032.JPG

imga0033.JPG
Wariye:-
Yuusuf Cabdi Cali “Indho Qurux”
Luyhayanews-Borama