Tif-(Lug)-Waxa ay shabakadawararka ee Lughayanews raali galin ka bixinaysaa maqaal lagu daabacay shabakada Lughayanews 20 June 2010, oo uu ciwaankuusu ahaa Beelaha Habar Cafaan Iyo Cadaalad Darrada Ku Haysata Somali Land Ee 20 Jirsatey, maqaalkaas oo ay shabakadu ka soo xigatay shabakado kale .
Waxa aan markale ka raali galinaynaa dhamaan akhristayaasha maqaalkaas waxana ay shabakadu xusaysaain uu ahaa maqaal si khaldan loo soo xigtay.
Waxa aan aad uga xunahay saamaynta maqaalkaas oo ku yeeshay akhristayaashayada waxana ay shabakada Lughayanews raali galin gaar ah u hibaynaysaa hogaanka dhaqanka ee beelaha Cafaan.
Shabakadu waxa ay mar walba diyaar u tahay in ay sixid muuqata ku samayso maqaalada ay daabacdo ee arimaha bulshada taabanaya
Allaa Mahad leh
Tifaqyatiraha Guud/Lughayanews



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Lughayanews:Raaligalin ku Saabsan Maqaal Aragti ah oo Ay Shabakadu Faafisey "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback