Borama-(Lug)-Telefishanka satellite-ka ah ee universal kuna jihaysan dalkii la odhan jiray Soomaaliya ayaa indhawaaleba sii deynayey baarnaamiyo la xidhiidha ololaha doorashada Somaliland,
Borama-(Lug)-Telefishanka satellite-ka ah ee universal kuna jihaysan dalkii la odhan jiray Soomaaliya ayaa indhawaaleba sii deynayey baarnaamiyo la xidhiidha ololaha doorashada Somaliland,
Xisbiga Kulmiye Ayaa Maanta 14 Xafiis Kalla Wareegey Mudane Cali Gobanimo Oo Katirsanaan Jirey Saraakiisha Sarsare Ee Xisbiga Udub oo Kubiirey Xisbiga Kulmiye
“Taageerayaasha Xisbiga udub Ee 14 Xafiis oo uu Horkacaayey Mudane Cali Gobanimo Ayaa Maanta ku wareejiyey masuuliyiinta gobolka maroodijeex ee xisbiga kulmiye oo uu horkacaayey Mudane Axmed Maxamed X.C/laahi (Xamarje)
Borama-(Lug)-waftigan uu hogaaminaayo Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka X/Kulmiye waxaanay socdaalakan ka bilaabeen maalintii shalay deegaanka
Borama-(Lug)-Musharraxa mansabka m/xigeenka xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan Saylici iyo xubno ka tirsan masuuliyiinta xisbigaasi oo uu ka mid yahay guddoomiyaha ololaha xisbiga Kulmiye ee g/Awdal iyo Selel
Opinion-(Lug)-2OO3d-ii Reer Awdal markii ay codkooda siinayeen madaxweyneha kasoo eeda gobolkooda , waxay ahaayeen dad isku calool fayow, nolol wanaagsanna haystay
Walaalayaal waxaan idinku salaamayaa cadadka quraanka, salaam kadib ha noqonin adhigu daasada kama ilboxo sideed sano uu Riyaale Kaahin iyo Xisbiga Udub been idiin sheegayeen Maanta dadweynoow Talo ayaa idinla gudboon,
Borama-(Lug)-Mauusliyiinta sarsare ee xisbiga siyaasiga ee UCID, shalayna ay ahayd maalintii shanaad ee olihiisa siyaasadeed kusoo bandhigayey kahyriyada dalka
Hargeysa (Lug) -Wararka naga soo gaadhaya magaalada Borama ee gobolka Awdal oo uu labadii maalmood ee ina dhaafay ku sugnaa madaxwaynaha jamhuuriyaddan SomaliLand
Mucaaradku waa cadawgiinna, waa rag aan waxba heysan.. anigay hantidii qaranku gacantayda ku jirtaaye i doorta” Rayaale oo la hadlaya reer Borama
Borama-(Lug)-Dhawr iyo toban sano kaddib ayaa shalay markii ugu horreysay suuqyada ama jidadka Boorama lagu arkay madaxweyne Rayaale oo maraya isla markaana ay hareera socdaan
Boorama-(Lug)-Wararka ka imanaya degaamada Magaalo cad ayaa waxa ay sheegayaan in ay ka dheceen degaankaasi mudaharaado kooban oo laga soo horjeeday xukuumada degaamka iyo X/Udub.
Boorama-(Lug)-Wararka ka imanaya degaanka Garbo haadlay ayaa waxa ay sheegayaan in dadka degaankaasi oo ay horkacayaan cuqaal iyo wax garad kale ay ku qabteen kulano ay ku cadaynayaan mawqifkooda siyaasiga ah
Boorama-(Lug)-Anaga oo ah ururka dhalinyarada reer faarax nuur ee (RASMI) waxan halka ka cadaynaynaa in aan manta galay shirweyne aan ugu gogol xaadhayno saaxada siyaasadeed ee dalka
Borama-(Lug)-Shaybaadh casri oo ka qayb qaadan doona adeegyada caafimaadka ayaa habeen hore laga furay isbitaalka gaarka ah ee Allaale ee magaalada Boorama, Xaflad lagu beegay furitaanka shaybaadhka casriga ah
Dhalinyarada Isbadaldoonka ee Reer Maxamuud Nuur ayaa maanta cadeeyey inay iskaga baxeen Xisbiga talada Haya ee udub kuna baaqeen shir ay iskugu yimaadaan dhamaan dhalinyarada
Borama-(Lug)-Qaybo ka mid ah dadweynaha G/Awdal, isuguna jira siyaassiyiin, Waxgarad iyo musharraxiin xisbiyada mucaaradka ah ayaa dareenno kala duwan ka muuinaya kumaamkuma kaadhadhka codbixinta
Anaga oo ah ururka dhalinyarada reer Faarax Nuur ee (RASMI) waxaan halka ka cadaynaynaa in aan maanta galay shirweyne aan ugu gogol xaadhayno saaxada siyaasadeed ee dalka
Borama-(Lug)-Wafdi ka socda G/guurtida Somaliland oo haatan booqasho ku maraya gobolada galbeed ee dalka ayaa soo gaadhay Boorama shalay iyagoo sida ay sheegeen dadweynaha goboladaasi,
Borama-(Lug)-Masuulyiinta Dugsiga gaarka ah ee Al-Qalam ee magaalada Boorama ayaa maanta deeq qalab waxbarasho ah ka gudoomay xubno ka tirsan qurbo joogga reer Awdal ee dalka UK .
Waxay Sheegeen Inay Isku Casileen Markay U Muuqatay Inaan Xisbigoodu Doorasho Diyaar U Ahayn.
Masuuliyiintii kastamka Caynabo oo xilkii laga qaaday markii ay diideen inay hantida ummadda UDUB ugu ololeeyaan
“Aniga oo fulinaya amarka wasiirka maaliyada waxa la idinku wargelinayaa in.
Agaasimaha waaxda Kastamada ee wasaarada maaliyada
Hargeysa-(Lug)- Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Sul. Cabdillaahi Sul. Cabdiraxmaan, ayaa daboolka ka qaaday in shirar beryahanba u socday salaadiinta,
Johannesburg-(Lug)-waxaa maanta wada ciyaaraya Xulalka Japan iyo Cameroon kuwaasi oo ahaa guluub E waxay ciyaartaasi ka dhacday garoonka Free State Stadium,
Borama-(Lug)-Waxa weli dadweynaha reer Somaliland, reer Boorama iyo reer Awdalba dhegehooda iyo indhahoodaba kasii guuxaya soo dhaweyn aan hore loo arag
Borama-(Lug)-Masuulyiinta xisbiga Kulmiye ayaa Shalay khayriyadda Boorama u bedeshay khayriyadaha ama fagaarayaasha degmooyinka G/Awdal iyo Salal oo ay dadweynaha degaanadaasi