Saylac-(Lug)-Gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal Cali Allaale Riyaale iyo Gud/Xigeenka deg. Saylac ayaa soo gaadhsiiyay hambalyo madaxwaynaha Jamhuuriyada Soamaliland mud. Axmed Siilaanyo iyo Eng. Cabdiraxmaan Saylici
Saylac-(Lug)-Gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal Cali Allaale Riyaale iyo Gud/Xigeenka deg. Saylac ayaa soo gaadhsiiyay hambalyo madaxwaynaha Jamhuuriyada Soamaliland mud. Axmed Siilaanyo iyo Eng. Cabdiraxmaan Saylici
Boorama-(Lug)-Maayarka iyo Maayar Ku Xigeenka Magaalada Boorama ayaa manta shirar Jaraa’id oo kala gooni-gooni ah ku qabtay xafiisyadooda isla markaana ka waramay xiisada mudaharadadii labadii maalmood ee u dambeeyay
Boorama-(Lug)-qaar ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee gobolka Awdal oo ay ka mid yihiin Sul. Saleebaan Cali, Sul. Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal iyo Sul. Xasan Xadi Baade ayaa manta ka hadlay xiiisadaha
Boorama-(Lug)-Badhsaabkii gobolka Awdal Maxamuud Sh. Cabdilaahi Cige ayaa xilkii Badhsaabnimo iska casilay, sidan waxa uu Badhasaabku saxaafada u sheegay mar uu shir jaraaid ku qabtay galabta gurigiisa isla markaana uu saxaafada u faahfaahinayay sababaha uu isku casilay
Tacsi (lug) marwo Ilhaam Cabdi Dugsiiye oo deggan magaalada Borama ayaa halkan dhanbaal tacsiyeed uga diraysa dhammaanba qoyskii,
Borama-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mud.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa weli ku hawllan magacaabista masuulyiinta haykalka dawladda ka dhalatay guushii xisbgiisu ka gaadhay doorashooyoikii dalka ka dhacay 26ka juun,
Boorama-(Lug)-Mudaharaado lagaga soo horjeedo saami qaybsiga xukuumada yaa manta ka dhacay magaalada Boorama, mudaharaadaan oo ahaa kuwo ay caruur iyo dhalinyaro ka gadoodsan ka qayb qaadanayeen ayaa waxa la
Boorama-(Lug)-Xidhiidhiyaha gobolada Awdal iyo Salal ee Xisbiga Ucid Mud. Axmed Muumin Seed ayaa manta mar uu la hadlay warbaahinta si kulul u dhaliilay mudaharaadadii ka dhacay magaalada Boorama
Ottawa-(Lug)-Shirkii beelaha Samaroon ay ku yeesheen horraantii bishan July magaalada gatineau ayaa soo saaray bayaan cad oo dan u ah beesha Samaroon meel kastoo ay joogaanba waxana kamid ahaa kuwan hoos kuqoran:
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu shalay shaaciyay liiska golihiisa Wasiirada, ka dib markii Salaasadii doraad la dhaariyay.
Reer Boorama Way Saluugsan Yihiin Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada…. Balse Tayada Xukuumadu Waa Wax Wali Qarsoon..
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan,
Islamabad-(Lug)-Dayuurad rakaab ah oo sidday 152 qof ayaa ku burburtay agagaaraha caasimadda Pakistan, Islamabad, halkaas oo dadkii saarnaa oo dhan ay ku dhinteen.
Hargaysa-(Lug)-Madaxweyne dhawaan la doortay ayaa saaka magaacabay golihiisa wasiiradda oo ka kooban dhawr iyo labaatan xubnood oo isku jira jira rag iyo dumaraba Liiska golaha wasiirada xukuumada cusub ayaa waxay noqonayaan sidatan:
Hargeysa-(Lug)-Madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland ayaa qado sharafeed u fidiyay dadwayne ka kala socda gobolada Awdal iyo Salal,
Hargeysa-(Lug)- Madaxweynaha cusub la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale
Borama-(Lug)-Engineerada khaaska u ah haayada FAO ayaa maanta galabnimadii cashiro practical ah oo dhaxal gala ku siiyay ardayada kuliyada engineering-ka ee jaamacada Eelo American
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa tan iyo shalayba raxan raxan uga baxayey siyaasiyiin iyo madaxdhaqameedyo kuweaasoo la sheegeyo inay Hargeysa u tegeyaan si ay uga qaybgalaan xafladda
Borama-(Lug)-Qiimaha lagu raaco gaadiidka kirada ah ee tega huteelka quruxda badan ee loo yaqaan Rays ayaa maalmihii u dambeeyeyba kor usii kacayey
Anigu shaqsi ahaan waxba ugamaan iibsan, Rayaalena kama iibsan ee ninkaasi wuxuu Xisbiga ku leeyahay lacag dhan..” Xoghayaha guud ee UDUB.
“Waana dayn aanu diyaar u nahay inaanu bixino, waxaananu Lacagtaas bixinaynaa..”
“Sideed u aragtaa in M/weyne Rayaale raalligelin ka bixiyay hadalkaad ku sheegtay in Doorashadii lagu shubtay?
“Waxaanu isleenahay xoogag badan oo gudaha iyo dibeddaba ah oo […]
Wafdigii ugu balaadhnaa ee ka socda Jamhuuriyadda Jabuuti ee taga Somaliland ayaa u jooga Hargeysa ka qaybgalka xafladda dhaarta iyo xilwareejinta madaxweynaha la doortay