hanbalyo-aroos1.jpgHanbalyo (lug)- Anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan oo kala jooga dalalka Uk, Ireland , Dubai, Kenya ,Sweden ,Saudi Arabia, USA iyo Somalilandba, waxaan hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa Boqor C/raxman Carab Daauud iyo Boqorada Xabiiba Cismaan Faarax oo meherkoodu ka dhacay dalka sweden 03/07/2010 . waxaanan leenahay wiil iyo caano , gabadh iyo caano , noqda kuwii hoodo leh ee barwaaqo iyo raynrayn alla uga yeelo guurkood ee ku farxa. amiin.

Baarakalaah lakum, wabaaraka calaikum , Wajamaca baynakum fii khayr.

hanbalyo-aroos1.jpg

Kaltuun Xirsi Cali
Hassan Hersi Ali iyo Xaaskiisa
Rashiid Xirsi Cali
Sucaad Xirsi Cali
Muscab Xirsi Cali iyo Xaaskiisa
Sakariye Xuseen Quulle
C/rizaak Cabdi Axmed iyo Xaaskiisa
C/laahi Yasin Xasan Xadi iyo Xaaskiisa
Fuaad Nuur Xaamud
Xuseen Cilmi
C/Fatax Cilmi Muxumed
C/fatax Cabdi Aden

 

Muscab Xirsi Cali
muscab5@hotmail.com