flower1.jpg1)Xasan Yuusuf Caddawe Iyo Xaaskiisa
2)Cali Yuusuf Caddaawe
3)Cilmi Yuusuf Caddawe Iyo Xaaskiisa

4)Cumar Cali Cumar Iyo Xaaskiisa
5)Xasan Cabdi Caddaawe Iyo Xaaskiisa
6)Xasan Xuseen Caddaawe Iyo Xaaskiisa
7)Cabdi Xuseen Caddawe Iyo Xaaskiisa
8)Mako  Yuusuf Caddawe  Iyo Carruurteeda
9)Maryan Yuusuf Caddaawe
10) Cismaan Faarax Qaabil
11)Aadan  Faarax Qaabil
12)Abiib Faarax Qaabil
13)Cadayte Faarax Qaabil
 
Dadkaasoo kala jooga Borame, Yemen, Holland, Norway, Canada iyo Djibouti waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan arooska
 
Maxamed Cali Sandulle Iyo Raxma Cismaan Faarax oo arooskoodu kadhcay hotel rays ee magaalada boorama waxana ilaahay uga baryayaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aammiin.

Wariye:-
Cilmi Yuusuf Cadaawe
Lughayanews-Toronto-Canada