flower11.jpgDhamaan anaga oo ah Maamulka,Macalimiinta iyo ardayda Dugsiga dhegoolayaasha iyo indhoolayaasha Ee Magaalada Boorama  waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karayn udiraynaa Arooska Ibraahim Sh Nuur  yuusuf iyo Ayaan Faarax Abiib oo meherkoodu ka dhacay 16/07/2010.  Hutel Rays ee Magaalada Borama waxaanan urajaynaynaa ubad khayr qaba  iyo gurigii lagu nasto ee lagu nagaado inuu ilaahay ka yeelo.
 
Waxaanan kusoo gabo gabaynaynaa tahniyadayadan Gacaliyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

Magacyada diraya Hanbalyada:-

1.    Faarax Axmed Cigaal
2.    Xasan Saleebaan Axmed
3.    C/laahi Cabdi Aadan
4.    C/rashiid Dayib Cabdi
5.    Xaali Barkhad Xaddi
6.    C/shakuur Maxamed Cabdi
7.    Ibraahim Muumin Nuur
8.    Ibraahim Cali Cadow
9.    Cabdi Muudey Axmed
10. Cumar C/laahi Awbarre
11. C/kariim Sh Xuseen Rabiile
12. Xuseen Cali Aadan
13. Saynab Maxamed Muuse
14. Ismaaciil
15. Cabdi-gaydh
16. Farxaan Cabdi Cilmi
17. Aamina Maxamed Deheeye
18. Maxamed Xuseen Muxumed