Hargaysa-(Lug)-Madaxweyne dhawaan la doortay ayaa saaka magaacabay golihiisa wasiiradda oo ka kooban dhawr iyo labaatan xubnood oo isku jira jira rag iyo dumaraba Liiska golaha wasiirada xukuumada cusub ayaa waxay noqonayaan sidatan: 

1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.

2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Wasiirka Arimaha Gudaha.

3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.

4. Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta

5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka

6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.

7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka

8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga

9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska

10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga

11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta

12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka

13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta

14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada

15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha

16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.

17. Maxamed Xaashi Magan – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka

18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Wasiirka Beeraha.

19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada

20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta

21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare

22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda

23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.

25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

26. Nimco Xusseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka.