Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan,
kuwaasi oo kala qaban doona Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland.
1. Mudane, Xirsi Cali X. Xassan oo uu u magacaabay inuu noqdo Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada.
2. Mudane, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu u magacaabay inuu noqdo Af-hayeenka Madaxtooyada.
Allaa Mahad Leh,
Maamulka Xafiiska Madaxweynaha JSL


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Madaxwaynaha S/land Oo Maanta Magacaa-bay Chief Of Cabinet-Ka Madaxtooyada Iyo Af-Hayeenka Madaxtooyada S/land "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback